Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad Oo Furtay Kulanka Dib-u-eegista Xeer-hoosaadka G/Shacabka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad Oo  Furtay Kulanka Dib-u-eegista Xeer-hoosaadka G/Shacabka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubnaha Guddiga Xeer Hoosaadka, Daryeelka, Anshaxa iyo Xasaanadda ee Golaha Shacabka, ayaa maanta kulan dib u eegista xeerhoosaadka Golaha Shacabka ah waxa uu uga furmay Magaaladda Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland,waxaana furitaanka ka qeyb galay Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sadia Yasin Samatar.

Kulankan dib u eegista xeerhoosaadka Golaha Shacabka ah oo ay goob joog ahaayeen Habdhowraha Golaha Shacabka labadiisa kuxigeen iyo sidoo kale Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Guddoomiyaha Guddiga Xeerhoosaadka Anshaxa,Xanaasada iyo Daryeelka ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud.

Related posts

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026

Habdhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux) ayaa ka qeyb galayaasha kulanka u faahfaahiyay muhiimada kulanka iyo sidoo kale kaalinta xeerhoosaadka uu kaga jiro guud ahaan howlaha Golaha Shacabka.

Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo kulanka si rasmi ah u furtay, ayaa sheegtay in kulankaan maalmaha uu socdo looga baahanyahay ka qeyb galayaasha in ay xooga saaraan ka doodista qodobada xeerhoosadka oo muhiim u ah howlaha golaha.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Tacsi U Diray Ku Xigeenkiisa Labaad

Next Post

Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed Oo Kulan La Qaatay Madaxda UNHCR 

Next Post
Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed Oo Kulan La Qaatay Madaxda UNHCR 

Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed Oo Kulan La Qaatay Madaxda UNHCR 

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen...

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood ee ka haray xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada ee...

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Moscow ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In