Monday, February 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kormeeray Xafiisyadda Guddoonka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kormeeray Xafiisyadda Guddoonka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kormeeray qaar ka mid ah xafiisyadda guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargeysa oo maalmihii  la soo dhaafay lagu waday dib u dhis balaaran.

Kormeerka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa waxaa ku weheliyay Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Baarlmaanka Mudane Saciid Maxamed Cadow, isagoo warbixin ka siiyay dib u habeeynta lagu sameeynaayo xafiisyadda ay ku shaqeyn doonaan guddiyadda iyo Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socday Jarmalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socday Jarmalka

February 9, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Amiir Abdulaziz Bin Ayyaf

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Amiir Abdulaziz Bin Ayyaf

February 9, 2026

Tags: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kormeeray Xafiisyadda Guddoonka
Previous Post

Guddiga dib u heshiinta qaranka oo ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda ka soo cusboonaatay Shabeelaha dhexe

Next Post

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Oo daah furay Ololaha Tallaalka Jadeecada

Next Post
Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Oo daah furay Ololaha Tallaalka Jadeecada

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Oo daah furay Ololaha Tallaalka Jadeecada

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socday Jarmalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socday Jarmalka

February 9, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha Iskaashiga...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Amiir Abdulaziz Bin Ayyaf

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Amiir Abdulaziz Bin Ayyaf

February 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo safar shaqo ku jooga dalka Sucuudiga, ayaa kulan...

Is-dhaafsiga khibradaha sharci-dejinta ee Soomaaliya iyo Jarmalka oo laga hadlay

Is-dhaafsiga khibradaha sharci-dejinta ee Soomaaliya iyo Jarmalka oo laga hadlay

February 9, 2026
0

Xildhibaan Cumar Ibraahim Xaashi, oo ka mid ah guddiga arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Golaha Shacabka, islamarkaana uu...

Wasiirka Caafimaadka oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee WHO

Wasiirka Caafimaadka oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee WHO

February 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa magaalada Geneva kulan miro-dhal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In