Sunday, June 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS oo kulan la qaatay Agaasime Waaxeedyada iyo Howlwadeennada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS oo kulan la qaatay Agaasime Waaxeedyada iyo Howlwadeennada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada J.F.S Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka agaasime waaxeedyada Madaxtooyada, kaasi oo looga hadlay dhameystirka Istaraatiijiyadda Madaxtooyada, hirgalinta tababaro lagu hormarinayo xirfadaha howlwadeenada waaxaha kala duwan ee Madaxtooyada Qaranka.

Agaasinka waaxda Shaqada iyo Hormarinta Shaqaalaha Madaxtooyada ayaa intuu socday kulanka looga dhagaystay soo jeedinta Xeerka Anshaxa Shaqaalaha, halka waaxda Macluumaadka tiknolojiyada iyo Iisgaarsiinta (ICT), ay kusoo bandhigtay habka ilaalinta nabadgalyada, xogta shabakadaha internerka Madxtooyada, warbixin la xiriirta aqoonsiyada cusub iyo hannaanka loo maray sugnaanshahooda.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

June 14, 2026
Wasaaradda Cadaaladda oo soo dhaweysay Nootaayooyin lagu magacaabay xeer madaxweyne

Wasaaradda Cadaaladda oo soo dhaweysay Nootaayooyin lagu magacaabay xeer madaxweyne

June 14, 2026

Gebogebadii shirka ayaa agaasimaha guud ee Madaxtooyada kula dardaarmey agaasimeyaasha in ay dardargeliyaan howlaha waaxyaha ee Madaxtooyada.

Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray qorshe howleedka sanadka cusub

Next Post

Guddoomiye Cabdicasiis oo Turkiga kula kulmay Xoghayaha Guud Dawladda Hoose ee Konya

Next Post
Guddoomiye Cabdicasiis oo Turkiga kula kulmay Xoghayaha Guud Dawladda Hoose ee Konya

Guddoomiye Cabdicasiis oo Turkiga kula kulmay Xoghayaha Guud Dawladda Hoose ee Konya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo ka qayb galay kulan dadweyne oo lagu qabtay Xarunta Degmada Shingaani

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa caawa hoggaamiyay kulan wacyigelin...

Wasaaradda Cadaaladda oo soo dhaweysay Nootaayooyin lagu magacaabay xeer madaxweyne

Wasaaradda Cadaaladda oo soo dhaweysay Nootaayooyin lagu magacaabay xeer madaxweyne

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Faysal Aadan Xasan ayaa maanta furay munaasabad lagu...

Dalalka Soomaaliya iyo Masar oo xoojinaya iskaashiga difaaca iyo tababarrada ciidanka

Dalalka Soomaaliya iyo Masar oo xoojinaya iskaashiga difaaca iyo tababarrada ciidanka

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka XDS, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta...

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
0

Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Cali Maxamed Cumar Cali Balcad, ayaa maanta qaabilay wefdi ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In