Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Cabdicasiis oo Turkiga kula kulmay Xoghayaha Guud Dawladda Hoose ee Konya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Cabdicasiis oo Turkiga kula kulmay Xoghayaha Guud Dawladda Hoose ee Konya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta ee <span;>Gobolka Banaadir <span;>Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed oo uu wehliyo Agaasimaha Waaxda Xiriirka Arrimaha Dibadda iyo Hey’addaha Caalamiga Mudane Maxamed Xasan ayaa Magaalada Konya ee dalka Turkiya kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee Dawladda Hoose ee Konya Mudane Ercan Uslu, iyagoo ka wada hadlay xoojinta Xiriirka Dowladdaha Hoose ee Muqdisho iyo Konya.

Kulanka ayaa sidoo kale loogu hadlay sidii sare loogu qaadi lahaa iskaashiga ku dhisan aqoon isweydaarsiga, iyadoo Shaqaalaha Dowladda Hoose ee Xamar loo fidin doonno tababaro la xariira horumarinta, Maareynta Bulaacadaha iyi Biyo-Qabadyada oo muhiimad gaar ah u leh Maamulka Gobolka Banaadir.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Ugu danbeyn Xoghayaha Dowladda Hoose Konya ayaa Maamulka Gobolka Banaadir ku martiqaaday Shirweynaha Ururka Magaalooyinka iyo Caasimadaha Islaamka oo dhawaan lagu qaban doono Magaalada Konya ee dalka Turkiga. 

Previous Post

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS oo kulan la qaatay Agaasime Waaxeedyada iyo Howlwadeennada

Next Post

Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay degmada Ruun Nirgood ee Gobolka Shabeellaha dhexe

Next Post
Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay degmada Ruun Nirgood ee Gobolka Shabeellaha dhexe

Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay degmada Ruun Nirgood ee Gobolka Shabeellaha dhexe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In