Tuesday, April 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Qorsheynta ka shirtay dardargelinta qorshaha hortebinta u leh Wasaaradda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Qorsheynta ka shirtay dardargelinta qorshaha hortebinta u leh Wasaaradda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

LWasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa maanta shir guddoomiyay Shirka billaha ah ee Hoggaanka sare, oo ay ka qayb-galeen Wasiir Ku xigeenka Mudane Maxamed Cabdiqaadir Cali, Kusimaha Agaasimaha Guud Marwo Zahra Cabdi Maxamed ahna Agaasimaha Waaxda Kormeerka, Qiimeynta iyo Xalka waara, Agaasimaha Guud ee Hay’adda Istaatiskada Qaranka Mudane Sharmaake Faarax, Agaasimayasha waaxyaha  iyo La taliyaasha Wasaaradda.

Shirka oo looga hadlay qodobbo dhowr ah oo ay ka mid yahiin waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradda ee qorshayaasha horu-tebinta lahaa iyo kuwa muddeysan ee heerka fulinta marayo si loo  dar-dargaliyo. Sidoo kale, Istaraajiyadda howl-galka shaqo ayaa looga hadlay oo ay ku cad yahiin yoolalka kala duwan oo Waaxda Qorsheynta ay soo bandhigtay.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

April 28, 2026
Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

April 28, 2026

Waxaa kale oo shirka manta diiradda lagu saaray:-

1. Qeybo qoraalka dib-u-eegista waxqabadka Waaxda Kormeerka iyo qiimeynta 2022.

2. Warbixin muuqaleedka dhaqaalaha dalka oo ay soo  diyaarisay waaxda Horumarinta Dhaqaalaha.

3. In la xoojiyo istaraatiijiyadda howlaha shaqo ee soo socda, si lo hergeliyo howlaha kala duwan ee u degsan Waaxda Qorsheynta. Sidoo kale, qorshaha Wasaaradda in ay xaqiijiso 2023 ayaa lagu soo bandhigay shirkan.

Kulankaan oo bishiiba mar dhaca ayaa lagu dhegaystaa warbixinnada kala duwan ee ay soo jeediyaan agaasimayaasha waaxaha, sidoo kalana lagu kala xog qaataa, iyada oo dib u eegis lagu sameynaayo qorshaha istaraatiijiyadeed ee Wasaaradda, iyo dardar-gelinta howlaha shaqo ee waafaqsan qorshayaasha Wasaaradda.

Previous Post

Tababar Ku Saabsan Maareenta Waqtiga Oo Loo qabtay Shaqalaha Dowladda

Next Post

Maamulka Gobolka Benaadir oo ka hadlay ahmiyadda ay leedahay in uu kordho daqliga gudaha

Next Post
Maamulka Gobolka Benaadir oo ka hadlay ahmiyadda ay leedahay in uu kordho daqliga gudaha

Maamulka Gobolka Benaadir oo ka hadlay ahmiyadda ay leedahay in uu kordho daqliga gudaha

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

April 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

April 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda ku qaabilay Tom Fletcher, Ku-xigeenka Xoghayaha...

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Ka bilaabatay magaalada Galbarwaaqo

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Ka bilaabatay magaalada Galbarwaaqo

April 28, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta ka bilaabay diiwaangelinta codbixiyeyaasha magaalada Galbarwaaqo ee gobolka Mudug, oo ka...

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku qaabilay hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku qaabilay hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed

April 28, 2026
0

Muqdisho, Abriil 28, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad casho sharaf ah oo ka dhacday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In