Saturday, August 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo howlgallo ka sameeyay dagmada Bacaadweyne

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Daraawiishta Galmudug oo howlgallo ka sameeyay dagmada Bacaadweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta Galmudug oo uu hogaaminayay Gaashaanle Sare Geedi Maxamed Wardheere ( Geedi Qalabxooor) ayaa maanta howlgallo lagu baadi goobayo firxadka kooxaha nafla caarigaa ee argagixisada Al shabaab ka sameeyay deegaano hoostaga magaalada Bacaadweyne ee koofurta Gobalka Mudug.

Howlgalkaan baaritaanka iyo dabagalka argagixisada ayaa intii ciidamadu ay ku guda jireen waxay gaareen xeradii Ciidanka Xoogga dalka ay ku lahaayeen Afaafka hore ee Dagmada Bacaadweyne sida uu warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay Taliyaha howlgalinta Ciidanka Daraawiishta Galmudug Gaashaanle Sare Geedi Maxamed Wardheere Qalabxoor.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka  oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

August 22, 2026
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

August 22, 2026

Mudooyinkii u danbeeyayba waxaa lasii xoojinayay howlgallada ka dhanka ah argagixisada kuwaas oo haatan raadinaya meel ay naftooda kula baxsadaan kadib markii ay dharbaaxooyin kulul kala kulmeen Ciidamada Qaranka oo ay ka barbar dagaalamayaan kuwa maamul gobaleedyada iyo bulshada deegaanada ay ka dhaceen dagaalada lagu cirib tirayo kooxda waqtigoodu dhamaaday ee khawaarijta Al shabaab.

Previous Post

Kulan looga hadlayay xoojinta Amniga oo Gaalkacyo lagu qabtay

Next Post

Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo yeeshay wada xaajoodyo ku saabsan xiriirka labada dal

Next Post
Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo yeeshay wada xaajoodyo ku saabsan xiriirka labada dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo yeeshay wada xaajoodyo ku saabsan xiriirka labada dal

Ciidanka Xoogga Dalka  oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

August 22, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

August 22, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

Munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) oo Muqdisho ka socota

Munaasabadda daahfurka mashaariicda Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) oo Muqdisho ka socota

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISH:-Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada...

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa 21-kii bishaan Agoosto laba weerar oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In