Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Maxamuud Macalim oo Ankara kula kulmay Guddoomiyaha Hay’adda TIKA

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Maxamuud Macalim oo Ankara kula kulmay Guddoomiyaha Hay’adda TIKA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SODMA) Maxamuud Macalim iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Magaalada Ankara kula kulmay Guddoomiyaha hay’adda TIKA

Labada guddoomiye ayaa ka wada hadlay wada shaqayn dhexmarta, labada hay’adood oo ku addan arimaha la xariira hawlaha beni’aadinnimo, waxaana Hay’adda TIKA ay ka caawin doontaa Hay’adda SODMA wax ka qabashada arrimahaha la xariira dhibaatooyinka ka dhasha xaaladaha deg degga ah.

Related posts

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shir-Goboleedka Wasaaraddaha Maaliyadda ee Arrimaha Cimilada Maaliyadda

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shir-Goboleedka Wasaaraddaha Maaliyadda ee Arrimaha Cimilada Maaliyadda

September 12, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xaflad sagootin ah u sameeyay Safiirkii hore ee Turkiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xaflad sagootin ah u sameeyay Safiirkii hore ee Turkiga ee Soomaaliya

September 12, 2026

Hay’adda TIKA oo fadhigeedu yahay dalka Turkiga ayaa muddo 10 sanno ka waday gudaha Soomaaliya howlo la xiriira u gurmashada dadka ay saameeyeen abaaraha, colaadaha iyo daadadka ka dhasha fatahaadaha wabiga Shabeelle.

Previous Post

𝗦𝗮𝗱𝗱𝗲𝘅 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗮𝗱𝗼𝗼𝗱 𝗼𝗼 𝗠𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗚𝘂𝗱𝗯𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗕𝗮𝗹𝗹𝗮𝗻𝗾𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗤𝗼𝗿𝘀𝗵𝗲-𝗵𝗼𝘄𝗹𝗲𝗲𝗱𝗸𝗼𝗼𝗱𝗮 𝟮𝟬𝟮𝟯

Next Post

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shir-Goboleedka Wasaaraddaha Maaliyadda ee Arrimaha Cimilada Maaliyadda

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shir-Goboleedka Wasaaraddaha Maaliyadda ee Arrimaha Cimilada Maaliyadda

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Fulinta Sanduuqa Qaran ee Isbeddelka Cimilada Soomaaliya, Mudane Liban Obsiye, ayaa magaalada Salvador, ee dalka Brazil uga qaybgalay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xaflad sagootin ah u sameeyay Safiirkii hore ee Turkiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xaflad sagootin ah u sameeyay Safiirkii hore ee Turkiga ee Soomaaliya

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa magaalada Muqdisho xaflad sagootin ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka...

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In