Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka oo kormeer ku tagay xarunta dhexe ee Shaybaarka Qaranka

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka oo kormeer ku tagay xarunta dhexe ee Shaybaarka Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xasan Maxamed Bulaale, ayaa booqasho shaqo ku tagay Xarunta dhexe Shaybaarka Qaranka, kaas oo qabta dhamaan howlaha baarista iyo ka hortaga cudurrada iyo dib xaqiijinta Baartaanadda lagasoo qaado dhamaan gooba kala duwan ee Dalka

Wasiirka Ku xigeenka ayaa sidoo kale ka warbixin ka dhagaystay Maamulka iyo howlwadeenada ka shaqeeya Shaybaarka Qaranka, kadibna waxa uu kormeeray dhamaan qaybaha uu ka koobanayahay Shaybaarka iyo qalabka yaalla.

Related posts

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiisyo ku saabsan deyn cafin

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiisyo ku saabsan deyn cafin

July 13, 2026
Masuuliyiin ka tirsan xisbiga JSP oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee degmada Galinsoor

Masuuliyiin ka tirsan xisbiga JSP oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee degmada Galinsoor

July 13, 2026

Ugu dambaynti, Wasiirka ayaa shaqalaaha kula dardaarmay in ay dar dargaliyaan howlaha baaxadda leh oo ay uhayaan bulshada Soomaaliyeed isla markaana mas’uuliyadda saaraan in ay u gutaan si hufan lagunala xisaabtami doono.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo lagu soo dhaweeyay Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta

Next Post

Guddoomiyaha degmadda Maxaas oo faahfaahin ka bixiyey Qaraxyo ka dhacay gudaha degmadda

Next Post
Guddoomiyaha degmadda Maxaas oo faahfaahin ka bixiyey Qaraxyo ka dhacay gudaha degmadda

Guddoomiyaha degmadda Maxaas oo faahfaahin ka bixiyey Qaraxyo ka dhacay gudaha degmadda

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiisyo ku saabsan deyn cafin

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiisyo ku saabsan deyn cafin

July 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Spain ayaa maanta magaalada Madrid ku kala saxiixday heshiisyo la xiriira deyn cafinta iyo horumarinta...

Masuuliyiin ka tirsan xisbiga JSP oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee degmada Galinsoor

Masuuliyiin ka tirsan xisbiga JSP oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee degmada Galinsoor

July 13, 2026
0

Masuuliyiin ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo uu hoggaaminayay Ku-xigeenka Xoghayaha Ururka, ayaa maanta si rasmi ah xarigga...

Hay’adda SoDMA oo gargaar raashin ah u qeybisay qoysas dan-yar ah oo ku nool Beledweyne

Hay’adda SoDMA oo gargaar raashin ah u qeybisay qoysas dan-yar ah oo ku nool Beledweyne

July 13, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maalintii labaad magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka wadday qeybinta deeq gargaar...

Ciidanka XDS oo howlgal qorshaysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose 

Ciidanka XDS oo howlgal qorshaysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose 

July 13, 2026
0

Muqdisho - 13, luulyo, 2026: Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In