Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Arrimaha Gudaha Aqalka Sare oo la kulmay Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-heshiisinta Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddiga Arrimaha Gudaha Aqalka Sare oo la kulmay Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-heshiisinta Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada Aqalka Sare, oo ay shir guddoominaysay Guddoomiyaha Guddiga Senator Deeqa Xasan Xuseen, ayaa xafiskooda ku qaabilay xubnaha Guddiga madaxa bannaan ee dib u heshiisiinta Qaran.

Kulanka oo ku saabsanaa is barasho iyo kala war qaadasho, ayaa sidoo kale xubnaha guddiga wax laga waydiiyay, shuruucda dhaqangalka ah ee guddigu ku shaqeeyo, qaab dhismeedka guddiga, wax yaabihii u qabsoomay intii uu jiray, caqabadaha haysta iyo xiriirka kala dhexeeya Wasaaraddda arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026

Guddoomiyaha guddigga madaxa bannaan ee dib u heshiisiinta Qaran Ismaaciil Macalin Muuse iyo xubnihi la socday oo ka jawaabay su’aalahaas la waydiiyay ayaa sidoo kale soo bandhigay caqabado badan oo ku hor gudban shaqadooda oo ay tahay in guddigu wax kala qabtaan, iyaga oo kaashanaya Golaha guud ee Aqalka Sare.

Previous Post

Sugidda iyo xoojinta amniga Caasimadda oo laga shiray “SAWIRRO”

Next Post

Soomaaliya iyo Yemen oo wadahadal labo geesood ah ku yeeshay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Soomaaliya iyo Yemen oo wadahadal labo geesood ah ku yeeshay Muqdisho “SAWIRRO”

Soomaaliya iyo Yemen oo wadahadal labo geesood ah ku yeeshay Muqdisho "SAWIRRO"

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

August 24, 2026
0

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

August 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In