Saturday, August 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamanka JFS oo akhrintii labaad mariyay Hindise Sharciyeedka NISA

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Baarlamanka JFS oo akhrintii labaad mariyay Hindise Sharciyeedka NISA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Baarlamanka  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane. Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 13-aad ee Golaha Shacabka Baarlamanka  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ajandihiisu ahaa; 1)Qeybinta Akhrinta 2-aad ee Hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka  iyo Nabadsugidda Qaranka.

Furitaanka Aayadaha Qur’aanka kariimka maanta waxaa xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamanka  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka hor Aqriyay Sheekh Xasan Al-Waajidi oo kamid ahaa xubnaha Culimadii ka qeybgalayay Shirka Culimada Soomaaliyeed ee dhawaan ku soo gabagaboobay magaalada muqdisho.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay shir-madaxeedka dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay shir-madaxeedka dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya

August 1, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026

Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane. Cabdullaahi Cumar Abshirow Ayaa soo xiray kulanka maanta Asigoona xildhibaanada siiyay muddo 3 maalin ah in ay ku soo Aqiryaan Hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee maanta loo qeybiyay.

Previous Post

Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray Magaalada Wisil

Next Post

R\W Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya

Next Post
R\W Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya

R\W Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay shir-madaxeedka dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay shir-madaxeedka dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya

August 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO(KAMPALA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Kambaala ee dalka Yugaandha uga qayb galay Shir-Madaxeedka Labaad...

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In