Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray Magaalada Wisil

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo  gaaray Magaalada Wisil
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Senator  Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Dhabancad, ayaa gaaray magaalada Wisil ee gobolka Mudug, halkaas oo ay si weyn ugu dhoweeyeen Saraakiisha Ciidamada xoogga iyo Daraawiishta Galmudug.

U jeedka socdaalka Xildhibaanadan gaaray degmada Wisil ee Koonfurta gobolka Mudug, ayaa salka ku haysa sidii ay kaalin muuqata uga qaadan lahaayeen dagaalka Khawaarijta looga sifeynayo deegaannada gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Related posts

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026

Sidoo kale, Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Dhabancad ayaa degmada gaarsiiyay gaadiid iyo ciidan loogu talagalay in lagu xoojiyo amniga iyo dagaalka ciidamada xoogga iyo kuwa Daraawiishta Galmudg ay kula jiraan argagixisada Al-shabaab.

Previous Post

Xubin ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka

Next Post

Baarlamanka JFS oo akhrintii labaad mariyay Hindise Sharciyeedka NISA

Next Post
Baarlamanka JFS oo akhrintii labaad mariyay Hindise Sharciyeedka NISA

Baarlamanka JFS oo akhrintii labaad mariyay Hindise Sharciyeedka NISA

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

July 11, 2026
0

Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In