Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Suudaan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Suudaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Suudaan ayaa la kulmay dhiggiisa dalka Suudaan Dr. Haytham Mohamed Ibrahim.

Labada wasiir kulankood oo ahaa  mid xasaasi ah oo qaatey saacado badan laguna gorfeeyey xoojinta xiriiraka iyo horumarinta qeybaha Caafimaadka dalalka Soomaaliya iyo Suudaan iyadoona madasha ay kasoo baxeen qodobadan muhiimka ah ee hoos ku xusuan.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026

1.In la xoojiyo wada shaqeynta iyo iskaashiga labada Wasaaraddood

2.in la xaliyo caqabadaha ka taagan acagta lagu soo rogay Ardayda Soomaaliyeed ee ku guda jirta sanadka u danbeeya ee waxbarashada Caafimaadka( Internship)

3.in Soomaaliya laga tageero dhinacyada dhisidda iyo xoojinta qaybaha kala duwan ee ay ka koobantahay Wasaaradda
In Wasaaradda Caafimaadka dalka Suudaan ay usoo dirto Soomaaliya dhaqaatiir ka fulisa qaliimada kala duwan

5.In Soomaaliya laga taageero tababarada Shaqaalaha Caafimaadka qaybahooda kala duwan

6.In Hey’addaha Caafimaadka dalka Suudaan ay ka qayb qaataan dhismaha iyo xoojinta Hey’adaha Caafimaadka Soomaaliya, sida dhisidda golaha sare ee taqasusiga Caafimaadka, xoojinta iyo dardar gellinta shaqada goloha Mihnadlayaasha Caafimaadka iyo dhamaystirka hey’adda Qaranka ee nidaam usamaynta Dawada.

Golaha sare ee Mihnadlayaasha Caafimaadka dalka Suudaan oo la aasaasay Sanadkii 1955 ayaa Guddoomiyahoodu aqbalay in booqasho rasmi ah uu ku iman doono Soomaaliya si golahaasi ay gacan uga geystaan tayeynta iyo howlgalinta qeybta Caafimaadka ee Soomaaliya.

  • Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go’an xoojinta iyo horumarinta Caafimaadka Dalkeena si Muwaadiniinta Soomaaliyeed ay u hellaan adeeg Caafimaad oo tayo sare leh isla markaana la gaarsiiyo goob kasto oo ka mid ah Dalkeena.
Previous Post

War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Dib u heshiisiinta koonfur Galbeed Soomaaliya

Next Post

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga gobolka Banaadir oo shirguddoomiyey kulanka degmooyinka gobolka Banaadir

Next Post
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga gobolka Banaadir oo shirguddoomiyey kulanka degmooyinka gobolka Banaadir

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga gobolka Banaadir oo shirguddoomiyey kulanka degmooyinka gobolka Banaadir

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

July 12, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka , ahna Lataliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Soomaaliya ku matalay Shirweynaha Dhaqaalaha...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In