Tuesday, April 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashadda XFS oo ku dhawaaqay inay furan tahay tartanka 3000 ee Macallin

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashadda XFS oo ku dhawaaqay inay furan tahay tartanka 3000 ee Macallin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta daah furtay hannaanka lagu soo xulayo 3000 oo Macallimiin ah oo ay Wasaaradda qaadaneyso.

Munaasabaddan oo ay kasoo qeybgaleen Wasiiro, Xildhibaanno, Maamulka Gobolka Banaadir, Wasiirradda Waxbarashada ee Maamul goboleeeyada iyo bahda Waxbarashada,ayaa aad loogu ammaanay sida ay Wasaaradda uga go’antahay in ay caddaalad helaan macallimiinta soo dalbanaayo shaqadaan.

Related posts

Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

April 14, 2026

Wasiirka Waxbarashadda Soomaaliya,ayaa isku howlay siday u hellilahaayeen ardayda Soomaaliyeed,Macalimiintii ku habbooneed,Si korloogu qaado tayadda waxbarshadda,Ardayda Soomaaliyeed ee ku jira heerka kobcinta maskaxda.

Wasiir Faarax,ayaa ugu dambeyn ku dhawaaqay inay furantahay dalbashada shaqada, ayna isisoo diiwaan galiyaan Macallimiinta doonaya inay tartamaan, iyaga oo raacayo habkii loo dajiyey.

Tags: Wasiirka Waxbarashadda XFS oo ku dhawaaqay inay furan tahay tartanka 3000 ee Macallin
Previous Post

Wasiirka Duulista hawada Soomaaliya oo heshiis la saxiixday Hay’adda Duulimaadyadda Caalamiga ah LATA

Next Post

Booliska oo caawa Muqdisho ku toogtay nin ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab

Next Post
Booliska oo caawa Muqdisho ku toogtay nin ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab

Booliska oo caawa Muqdisho ku toogtay nin ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab

Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ugu gudbiyay...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

April 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka...

Wasiirka Maaliyadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Washington

April 14, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan gaaray magaalada Washington DC oo...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ay sameeyeen ku soo qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada Jubbooyinka

April 14, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Amniga Jubbaland, ayaa howlgal ballaaran ka wada deegaanno ka tirsan Gobollada Jubbada Hoose iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In