Saturday, May 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada ku nool deegaanka Mirjiicleey oo helay dayactir iyo qodis Ceelbiyoodyo

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Bulshada ku nool deegaanka Mirjiicleey oo helay dayactir iyo qodis Ceelbiyoodyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bulshada ku nool deegaanka Mirjiicleey ee Gobalka Galguduud oo muddooyinkii u danbeeyay ka Cabanayay xaalad Biyo la’aaneed oo ka taagneyd deegaan kaasi.

Biya ayaa ka mid ah waxyaabaha noolaha lagama maarmaanka u ah isla markaana qeyb ka ah dadka deegaankaasi, ayaa ka mahadceliyay dayactir iyo hagaajin iyo qalabeyn lagu sameeyay ceel Biyoodyo ku yaalay mirjiicleey,Waxaan fulisay shaqadaas Hay’adda Mercy Crops oo gacan ka heleysa USAID Ka.

Related posts

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026

Shiine Cali Cali Faarax oo ah madaxa kambaniga fuliyay shaqada dib u hagaajinta iyo dayactirka iyo qalabeynta isugu jirta ee Shiine Tradiding Company, ayaa Warbaahinta Qaranka ugu horreyn uga Waramay shaqada ay ka qabteen ceelbiyoodka iyo sida hagar la’aan oo ay ugu adeegeen bulshada ku nool Mirjiicleey.

Hay’adda Mercy Corps oo gacan ka heleysa USAID mashruuca dhismaha iyo qalbeynta ceelkana ay fuliyeen kambaniga Shiine Trading Company,ayaa dhistay ceelala casri ah oo looga maarmi doono kuwii hore ee wadaanta lagu daraayay,Waana ceelal ay wada isticmaalayaan dhammaan dadka deegaan oo uu garaayo.

Gudoomiyaha deegaanka Mirjiicleey ee Gobalka Galguduud Yuusuf Maxamuud aadan oo aan isna wareysi gaara kala yeelanay sida ay u arkaan dayactirka iyo qalabeynta Ceelbiyoodka, ” Runtii biyaha nolasha aas aaskeede waaye,waan ka mahadcelinaynaa inay bulshada deegaanka dhanka biyaha ka baahi baxeen oo ay dhib weyn ku qabeen”.

Sidoo kale “waxaan codsanaynaa inay helaan bulashada ku dhaqan Mirjiicleey Caafimaad MCH,Waxbarasho say wax ula kheybsadaan dadka asaagooda ah”.











Previous Post

Cumar Guure oo ku baaqay in la gargaaro dadka ku dhaqan deegaannada la xureeyey

Next Post

Ergeyga Abaaraha oo ka qeybgalay kulan xal loogu raadinaayo cunta yarida Geeska Afrika 

Next Post
Ergeyga Abaaraha oo ka qeybgalay kulan xal loogu raadinaayo cunta yarida Geeska Afrika 

Ergeyga Abaaraha oo ka qeybgalay kulan xal loogu raadinaayo cunta yarida Geeska Afrika 

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026   1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In