Thursday, August 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Puntland oo arrinsatay sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadkii kasoo barakacay Laascaanood

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Puntland oo arrinsatay sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadkii kasoo barakacay Laascaanood
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Puntland iyo Hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee ka howlgala Garoowe oo shir ka yeeshay sidii gargaar degdeg ah oo aan waqti Qaadan loo gaarsiin lahaa Dadka ka soo barakacay Laascaanood.

Shirkaan oo ahaa Laba Geesood waxaa ka qeybgalay Guddiga Wasiiro ah ee Puntland u qaabilsan u Gargaarida Dadka ka soo barakacay Laascaanood iyo Hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa Maxaliga ah ee ka howlgala Magaalada Garoowe Maadaama Garoowe tahay Magaalada ugu badan oo ay soo gaareen dadka ka soo barakacay Laascaanood.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026

Intii uu shirka socday Dhinacyada, ayaa Isla gorfeeyay xalada nololeed ee dadka ka soo Barakacay Laascaanood ,Baahiyaha Deg daga ah oo ay u baahanyihiin,iyo sidii loo gaarsiin lahaa Gurmad.

Previous Post

Guddiga Khayraadka Qaranka ee Aqalka Sare oo xafiiskooda ku qaabilay Wasiirka Tamarta 

Next Post

Guddiga adeegga Bulshada ee Aqalka Sare oo xafiiskooda ugu yeeray Wasiirka Waxbarshada

Next Post
Guddiga adeegga Bulshada ee Aqalka Sare oo xafiiskooda ugu yeeray Wasiirka Waxbarshada

Guddiga adeegga Bulshada ee Aqalka Sare oo xafiiskooda ugu yeeray Wasiirka Waxbarshada

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In