Tuesday, August 12, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Shacabka BJFS oo dooddii labaad ka yeeshay sharciyo muhiim u ah dalka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
February 13, 2023
in Wararka
0
Golaha Shacabka BJFS oo dooddii labaad ka yeeshay sharciyo muhiim u ah dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane.Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 18-aad ee Golaha Shacabka BaarlamaankaJ amhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Oo Ajandihiisu ahaa;

1)ka doodista warbixinta Akhrinta 2-aad Hindise Sharciyeedka Nidaamka Maaliyadeed ee kheyraadka Dhulka Hoostiisa.

Related posts

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š๐ฒ ๐‚๐ข๐ซ๐š๐š๐ช ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐ฎ tegay ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐œ๐๐š๐š๐ฅ๐คa

August 11, 2025

Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

August 11, 2025

2 Ka doodista warbixinta Akhrinta 2-aad Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliyeed.

Guddoomiye Ku- xigeenka Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga iyo La xisaabtan Hay’adaha Dowladda xildhibaan mohamed Haruun cabdullaahi ayaa faahfaahiyay Hindise Sharciyeedka Nidaamka Maaliyadeed ee kheyraadka Dhulka Hoostiisa Asigoona sheegay in ay waxbadan ka soo badaleen aygoona lakaashanaya Wasaaradda maaliyadda iyo quburo kuxildheer sharcigaan waxa uuna xildhaanada ka codsaday in ay ansixiyaan maadaama uu sharcigaan muhiim u yahay dalka iyo Soomaaliyeedliyeed.

Intaasi kadib xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa dood adag ka yeeshay Hindise Sharciyeedka Nidaamka Maaliyadeed ee kheyraadka Dhulka Hoostiisa xildhibaanada, ayaa intooda badan doododa ku saleysneeyd toosin iyo turxaan bixin ku saabsan sharcigaan.

Intaasi kadib Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku- xigeenka Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga Ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Nuur Axmed Diiriye โ€œNuur Afeeyโ€ Ayaa xildhibaanada ka hor aqriyay Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliyeed.oo uu guddigu ka soo shaqeeyay Asigoona sheegay diyaaritana sharcigaan in ay la kaashadeen khubaro sharciyaqaano Ah iyo qabiirro ku xildheer sharcigaan waxa uuna xildhibaanada ka codsaday in ay ansixiyaan sharcigaan oo muhiim u ah dalka.

Intaasi kadib xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa dood adag ka yeeshay sharcigaan xildhibaanada ayaa intooda badan doododa ku saleysneeyd toosin iyo turxaan bixin ‘talosoojeedin ku saabsan sharcigaan.

guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka BaarlamaankaJ amhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane. Cabdullaahi Cumar Abshirow Ayaa soo xiray kulanka maanta Asigoona faray labada Guddiga ee kala ah Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga iyo La xisaabtan Hay’adaha Dowladda iyo Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga in ay soo diyaariyaan warbixinta Akhrinta 3aad Hindise Sharciyeedka Nidaamka Maaliyadeed ee kheyraadka Dhulka Hoostiisa.

Warbixinta Akhrinta 3-aad Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliyeed ayna ku soo biiriyaan talooyinka iyo turxaan bixinta ay xildhibaanada soo jeediyeen.

Previous Post

Madaxweyanaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamkaย “SAWIRRO”

Next Post

Suurtagalnimada mataaneenta Muqdisho iyo Helsinki oo laga wada hadlay

Next Post
Suurtagalnimada mataaneenta Muqdisho iyo Helsinki oo laga wada hadlay

Suurtagalnimada mataaneenta Muqdisho iyo Helsinki oo laga wada hadlay

Somali FM Meets Algerian Agriculture Minister to Boost Farming Cooperation

Somali FM Meets Algerian Agriculture Minister to Boost Farming Cooperation

August 11, 2025
0

Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Abdisalam Abdi Ali, met on Sunday evening (August 10) in Algiers...

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š๐ฒ ๐‚๐ข๐ซ๐š๐š๐ช ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐ฎ tegay ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐œ๐๐š๐š๐ฅ๐คa

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š๐ฒ ๐‚๐ข๐ซ๐š๐š๐ช ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐ฎ tegay ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐œ๐๐š๐š๐ฅ๐คa

August 11, 2025
0

Agaasimaha Guud ee HSJ Mudane Mustafa Duhulow ayaa kulan wax ku ool ah la yeeshay Wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha...

Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

August 11, 2025
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Karin...

Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ah ku fulisay xubno katirsana khawaarijta

Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ah ku fulisay xubno katirsana khawaarijta

August 11, 2025
0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka xukun dil ah waxay ku fulisay Ex Alifle Maxamed Xuseen Buulle iyo Ex Dable...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In