Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xarunta Qaran ee gurmadka degdegga ah oo loo magacaabay kusime Xasan Cabdulqaadir 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Xarunta Qaran ee gurmadka degdegga ah oo loo magacaabay kusime Xasan Cabdulqaadir 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magacaabis Kusime Agaasimaha Xarunta Qaran ee Gurmadka deg degga ah (National Emergency Operations Centre
NEOC).

Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliya Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Kusimaha Agaasimaha xarunta qaran ee gurmadka deg deg ah u magacaabay Mudane Xasan Cabdulqaadir  Ciise.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Xasan oo ah xeeldheere ku taqasusay maareynta musiibooyinka, ayaa sidoo kale waaya aragnimo dheer u leh howlahaan, isaga oo muddo dhowr iyo toban sano ah howlwadeen sare ka ahaa hay’adaha caalamiga , iyo hey’adaha kala geddisan dowladda u qabilsan arrrimaha gurmadka iyo abaaraha iyo maareynta musiibooyinka.

Waxaan u rajeynayaa mudane Xasan guul iyo in Eebbe la garab galo howsha.
Wabillahi Towfiiq.

Previous Post

Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo BJFS ka hor Akriyay Sharciga hormarinta kalluumeysiga  

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Wasiirka Cadaaladda iyo Wasiiru-dowlaha Waxbarashada

Next Post
Galmudug oo ku baaqday in si degdeg loogu gurmado dadka ay saameysay biyo la’aanta “SAWIRRO”

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Wasiirka Cadaaladda iyo Wasiiru-dowlaha Waxbarashada

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In