Tuesday, August 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Socdaalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Socdaalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka ayaa shir guddoomisay Kalfadhiga 2aad kulankiisa 25aad ee Golaha Shacabka BJFS ayadoo uu goobjoog ahaa Guddoomiye Ku xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Kulanka oo ay soo xaadireen 152 Xildhibaan ayaa ajendihiisu Ahaa.

1)Akhrinta 3aad iyo U codeynta Hindise Sharciyeedka Socdaalka

Related posts

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

August 10, 2026
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

August 10, 2026

2)Dhameystirka Warbixinta Akrinta 2aad Ee Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada

2)Ka doodista Warbixinada Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedyada Dhowrista Xogta

3)Ka doodista Warbixinada Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Maareynta Deeganka.

Guddoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha ayaa cod galisay Hindise Sharciyeedka Socdaalka waxaana Haa ugu codeeyay 145 xildhibaan waxaana diiday 1 xildhibaan waxaana ka aamusay 6 xildhibaan.

Intaasi kadib xildhibaanada Golaha shacabka BJFS ayaa dood adag ka yeeshay Sadaxda sharci ee kala ah Dhameystirka Warbixinta Akrinta 2aad Ee Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada Iyo Ka doodista Warbixinada Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedyada Dhowrista Xogta Iyo Ka doodista Warbixinada Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Maareynta Deeganka, xildhibaanada ayaa intooda badan doododa ku saleysneeyd toosin iyo talosoojeedin ku aadan sharciyada kor ku xusan

Ugu dambeyntii guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka oo shir guddoomineysay kulanka ayaa soo xirtay, iyadoo fartay Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka BJFS” in Sadaxda sharci Akhrintooda 3aad uu ku wareejiyo Guddiyada ku shaqada lah.

Previous Post

Next Post

Shaqaale tababar loogu soo gobogabeeyay Machadka Maaliyadda “SAWIRRO”

Next Post
Shaqaale tababar loogu soo gobogabeeyay Machadka Maaliyadda “SAWIRRO”

Shaqaale tababar loogu soo gobogabeeyay Machadka Maaliyadda "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka oo kulan la qaatay xubnaha beesha caalamka

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa kulan xogsiin ah la qaatay xubnaha beesha...

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho oo soo dhaweeyay Kalluumeysato dhoofiya Kalluunka

August 10, 2026
0

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa maanta Dekedda Muqdisho ku soo dhaweeyay Shirkada Marina Seafood...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

August 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed...

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In