Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga loo xilsaaray ka talo-bixinta shirkadda nidaaminta iyo maareynta arrimaha dhulka oo lala shiray “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga loo xilsaaray ka talo-bixinta shirkadda nidaaminta iyo maareynta arrimaha dhulka oo lala shiray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan guddiga ku meel – gaar ah ee loo xilsaaray in ay ka soo talo bixiyaan shirkadda Maamulka Gobolka Banaadir u igmatay nidaaminta iyo maareynta arrimaha dhulka (Land Management Systems).

Guddigan ayaa Gobolka Banaadir uu magacaabay ka dib markii uu arkay baahida loo qabo in la nidaamiyo arrimaha dhulka ee Gobolka Banaadir, islamarkaana loo baahan yahay in loo bedelo nidaamka Maamulka dhulka qaabka digitalisation ee loo yaqaan LMS, si looga hor – tago dayaca ku imaan karo keydka xogta dhulka, xal waarana loogu helo nidaam la’aanta ay Magaalada Muqdisho u fideyso taas oo lama huraan ka dhigeyso in magaaladan loo sameeyo MASTER PLAN, gaar ahaan dhulka aan wali la degin.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026

Waajibaadka guddigan ayaa lagu soo koobay seddexdan qodob oo kala ah:

• Diyaarinta Taarif cusub oo khuseeya arrimaha dhulka.

• Diyaarinta qaabkii loogu guuri lahaa hanaanka casriga ah ee digitalisation LMS iyada oo laga soo guurayo nidaamkii hore loogu shaqeyn jiray.

• Ka soo talo – bixinta sidii loogu shaqeyn lahaa nidaamka cusub ee digital-ka ah.

Ugu dambeyntii Guddoomiye Ciise Guure ayaa guddigan kula dardaarmay in waajibaadka loo xilsaaray ay u gutaan si mas’uuliyad ay ku dheehan tahay oo xirfadeysan.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka “Xukuumadda waxaa ka go’an in muwaadiniinteeda ku jira xabsiyada Adduunka ay si nabad ah dalkooda ugu soo celiso”

Next Post

Sweden oo laga codsaday ka qeyb qaadashada gurmad u fidinta shacabka Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Next Post
Sweden oo laga codsaday ka qeyb qaadashada gurmad u fidinta shacabka Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Sweden oo laga codsaday ka qeyb qaadashada gurmad u fidinta shacabka Soomaaliyeed "SAWIRRO"

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay geerida marxuum General Maxamed Cali Abokor

March 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ciidanka Qaranka...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In