Thursday, June 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha cusub Waaxda Daawada ee Wasaaradda Caafimaadka oo xilka la wareegay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha cusub Waaxda Daawada ee Wasaaradda Caafimaadka oo xilka la wareegay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xilalka u kala wareejiyey Agaasimaha cusub iyo Agaasimihii hore ee Waaxda Qalabka iyo Daawada ee Wasaaradda Caafimaadka.

Munaasabad xilwareejin oo si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa maanta xilka loogu kala wareejiyay Agaasimihii hore ee Waaxda Qalabka iyo Daawada Dr. Cabdiqaadir Wehliye Afrax iyo Agaasimaha cusub Maxamed Maxamuud Caddow oo hadda kadib hagaamin doona Waaxda.

Related posts

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026

Munaasabadda waxaa goob joog ka ahaa oo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryama Maxamed Xuseen, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dr Maxamed Xasan Maxamed Iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Axmed Yuusuf Cabdulle.

Dhaamaan madaxdii goob jooga ahayd ayaa u mahadceliyay Agaasimahii hore sidoo kalana xusey howlihii adkaa ee uu ka soo qabtey Waaxda, waxayna sidaasi si la mid ah u hambalyeeyay Agaasimaha cusub isla markaana la dardaarmey si uu u guto waajibaadka la saarey ee ah u adeegidda Bulsho waynta Soomaaliyeed.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Cali Xaaji Aadam ayaa ugu dambeyntii u mahadceliyay Agaasimihii hore sidoo  kalana soo dhaweyay Agaasimaha cusub ee waaxda kuna dhiirigiyay inuu shaqada kasii wado halkii uu gaarsiyay Agaasimihii hore.

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka oo xarigga ka jaray xarunta howlgallada deg degga ah ee Caafimaadka Guud

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray la dagaallanka burcadda iyo xoojinta Amniga “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray la dagaallanka burcadda iyo xoojinta Amniga “SAWIRRO”

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray la dagaallanka burcadda iyo xoojinta Amniga "SAWIRRO"

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In