Thursday, September 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka oo xarigga ka jaray xarunta howlgallada deg degga ah ee Caafimaadka Guud

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka oo xarigga ka jaray xarunta howlgallada deg degga ah ee Caafimaadka Guud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa maanta Xariga ka jarey Xarunta Hawlgalada deg dega ah ee Caafimaadka Guud  oo laga hirgaliyey Dalka markii ugu horreysey.

Munaasabadda xariga looga jarayey Xaruntan cusub waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dr Maxamed Xasan Maxamed, Agasimaha Macahka Qaranka ee Caafimadka, Agaasimaha Isbitaal Martiini iyo Agaasimayaal ka kale socday qeybaha kaladuwan ee Wasaarada Caafimaadka.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026

Xaruntan oo kashaqeyn doonta iskuxirka, kajawabidda deg dega ah iyo lasocoshada cudurada faafa ee markasta kadhici kara dalkeena, ayaa waxaa ka hawlgali doona Shaqaale u tababaran xirfadaas.

Agaasimaha guud ee macadka Qaran ee Caafimadka  Dr Cabdifitaax Axmed Diiriye oo ugu horeyn ka hadley Munaasabadda ayaa ka sheekeeyey dadaaladii ay soo martey hirgalinta iyo dhismaha xaruntan muhimka u ah Bulsho waynta Soomaaliyeed.

Dhanka kale Munaaasabada waxaa ka hadlay masuuliyiinta ka soo qeyb gashey Xafladda oo ugu horeeyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda wasaaradda Caafimadka iyo Agaasime waxeedyada Wasaararadda.

Ugu danbayn Munaasabada Waxaa soo xirey Wasiirka Wasaradda Caafimadka  iyo Daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadam  waxa uuna kahadlay muhiimadda ay xaruntan u leedahey hagaajinta Daryeelka Caafimaadka Bulshada Somaaliyeed iyo sida ay oga go’an tahey in loo dhameystiro dhamaan wixii agab ah oo kadhiman sidaas oo kale Wasiirku waxa uu xusey in ay jiraan labo xarun oo kale oo xaruntan la shaqeyn doona oo laga hirgaliyey  DXDFS  iyo  in lagu  gudu jiro  dhamaystirka qeybaha kale ee Gobolada dalka iyo sidii loogu shaqeyn lahaa Bulshada  Soomaliyeed.

Previous Post

R/Wasaare Ku-xigeenka “Xukuumaddu waxay muhiimad gaar ah siineysaa daryeelka dadkeenna ku nool miyiga”

Next Post

Agaasimaha cusub Waaxda Daawada ee Wasaaradda Caafimaadka oo xilka la wareegay “SAWIRRO”

Next Post
Agaasimaha cusub Waaxda Daawada ee Wasaaradda Caafimaadka oo xilka la wareegay “SAWIRRO”

Agaasimaha cusub Waaxda Daawada ee Wasaaradda Caafimaadka oo xilka la wareegay "SAWIRRO"

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In