Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha. dhexe.
Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa halkaas ku soo dhaweeyay madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle mudane Cali Guudlaawe, Saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka iyo shacabka degmada Aadan-yabaal.
Faah-faahin la soco gordhow insha alah