Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Israa’iil oo weerarro  ku qaadeen dad ku cibaadeysanayay Masjidka Al-Aqsa

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Israa’iil oo weerarro  ku qaadeen dad ku cibaadeysanayay Masjidka Al-Aqsa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhulka Falastiiniyiinta ayaa waxaa maanta oo Arbaca ah ka taagan xiisad, kadib markii ciidamada Israa’iil ay weerar ku qaadeen dad ku cibaadeysanayay Masjidka Al-Aqsa, iyagoo sidokale Gantaallo ku garaacay qeybo kamid ah Qasa.

Ciidamada Israa’iil ayaa barqanimadii maanta weerarro ku qaaday dad ku cibaadeysanayay Masaajidka Al-Aqsa, taasoo ay shegeen inay kaga jawaabayaan rabshado ay sameyeen dhalinyaro reer Falastiin ah.

Related posts

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026

War uu baahiyay Raadiyaha Xamaas, ayaa lagu sheegay in Ciidamada Israa’iil ay duqeymo la beegsadeen labo xero oo ay deganyahiin dad Shacab ah, taasi oo ku taala gudaha magaalada Qasa.

Tallaabadan ay ku kaceen Ciidamada Israa’iil ayaa waxaa canbareeyay qaar ka mid ah dalalka Carabta, sida Sacuudiga, Masar iyo Urdun, iyaga oo falkan ku tilmaamay mid waxuushnimo ah.

Previous Post

Ergayga Gaarka ah ee arrimaha Soomaaliland oo kulan wadatashi ah la yeeshay Xildhibaanada degaan doorashadoodu tahay Soomaaliland

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay guddoomiye ku xigeenka xisbiga Barwaaqo ee Itoobiya

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay guddoomiye ku xigeenka xisbiga Barwaaqo ee Itoobiya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay guddoomiye ku xigeenka xisbiga Barwaaqo ee Itoobiya

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026
0

Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In