Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sacuudiga iyo Iiraan oo ku heshiiyay dib u furista safaaradaha labada Dal

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Sacuudiga iyo Iiraan oo ku heshiiyay dib u furista safaaradaha labada Dal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka Sacuudiga iyo Iiraan, Amiir Faysal Bin Farxaan iyo Xuseen Amiir ayaa kulan ku yeeshay caasimadda Shiinaha ee Beijing, si loo dardargeliyo heshiiska dib u soo celinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal.

Kanaalka Sacuudiga ee “Al-Ikhbariya” ayaa sheegay in labada wasiir ay ku kulmeen caasimadda Shiinaha, ayna saxiixeen heshiis wada jir ah.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Dhanka kale, wakaaladda wararka Iran ee IRNA ayaa xaqiijisay in si rasmi ah uu dib ugu soo laabtay xiriirkii labada dal.

Wakaaladda ayaa intaas ku dartay in labada dhinac ku heshiiyeen sidii dib loo furi lahaa safaaradaha iyo qunsuliyadaha labada dal.

10-kii Maarso, Sacuudi Carabiya iyo Iiran ayaa ku dhawaaqay inay dib u furayaan safaaradahooda laba bilood gudahood, ka dib wadahadal uu Shiinuhu garwadeen ka ahaa oo ka dhacay magaalada Beijing, sida lagu sheegay bayaan ay si wadajir ah u soo saareen saddexda dal.

Previous Post

Dowladda Soomaliya oo guulo waaween ka soo hoyday dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

Next Post

3 askari ayaa lagu dilay iska horimaad dhexmaray rag hubeysan oo ka dhacay Dalka Ruushka

Next Post
3 askari ayaa lagu dilay iska horimaad dhexmaray rag hubeysan oo ka dhacay Dalka Ruushka

3 askari ayaa lagu dilay iska horimaad dhexmaray rag hubeysan oo ka dhacay Dalka Ruushka

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In