Sunday, May 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyeyaasha Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland oo maanta la dhaariyay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyeyaasha Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland oo maanta la dhaariyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaadi ka socda Maxkamadda Darajada kowaad ee Gobolka Nugaal ayaa dhaariyay Guddoomiyayaasha heer Gobol iyo Degmo ee Guddiga Ku Meel Gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland oo Maalmihii la soo dhaafay shir uga Socday Garoowe.

Madasha Dhaarinta waxaa goob-joog ahaa Guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland Mudane Cabdirisaq AXmed Sciid, Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga Cali Dhegacade, Xubnaha Guddiga iyo Xoghayaha Guud ee Guddiga Marwo Ubax Abshir.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

May 16, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

May 16, 2026

Previous Post

3 askari ayaa lagu dilay iska horimaad dhexmaray rag hubeysan oo ka dhacay Dalka Ruushka

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay madaxda hay’adaha DRC iyo IMC

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay madaxda hay’adaha DRC iyo IMC

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay madaxda hay’adaha DRC iyo IMC

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray cutubyo tababar uga socda Xananbuure

May 16, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Yemen ee Soomaaliya

May 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulankii ugu horeeyay la-qaatay Agaasimayaasha, Maareeyayaasha iyo Lataliyayaasha Wasaaradda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulankii ugu horeeyay la-qaatay Agaasimayaasha, Maareeyayaasha iyo Lataliyayaasha Wasaaradda

May 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Guud,...

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

May 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In