Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo Hambalyo ku aaddan Maalinta Xuska Xorriyadda Saxaafadda Caalamiga u diray Suxufiyiinta Dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta oo Hambalyo ku aaddan Maalinta Xuska Xorriyadda Saxaafadda Caalamiga u diray Suxufiyiinta Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daaโ€™uud Aways Jaamac ayaa hambalyo ku aaddan maalinta Xorriyadda Saxaafadda Caalamka u diray dhammaan suxufiyiinta Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in suxufiyiinta ay udub dhexaad u yihiin nabadda iyo dowlad dhiska, sidaa daraadeedna ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka goโ€™an tahay xoojinta xoriyadda saxaafadda, dhowrista bedqabka suxufiyiinta, daah-furnaanta, xoriyatul qowlka iyo fududeynta qaabka ay saxaafaddu ku heli lahayd wararka.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

โ€œSi Soomaaliya ay horumar u gaarto, waxyaabaha aasaasiga ee aan u baahanahay inaan hirgelino ayaa waxaa ka mid ah in suxufiyiinta loo abuuro jawi ay si xor ah ugu shaqeyn karaan, bedqabkooda iyo inay tababaro xirfadahooda sare loogu qaado ay helaanโ€ ayuu yiri Wasiirka.

Wasiirka ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqqy in xuska Maalinta Xoroyadda Saxaafadda ee 3-da May, ayaa sannadkan ku soo beegmaya iyadoo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay goโ€™aansatey inay si daah-furnaanย  iyo isla xisaabtan ku dheehan ugu adeegto shacabka Soomaaliyeed, tusaalaha nool ee goโ€™aankaasina uu yahay Kulankii Dadweyne ee dhowaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud uu uga jawaabey suโ€™aalo ku saabsan siyaasadda iyo waxqabadka dowladda oo ay shacabku weydiinayeen.

Waxaa uu ugu dambeyn Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daud Aweis uu ugu baaqey saxaafadda inay sii wadaan doorka wanaagsan ee ay ka cayaarayaan wacyigelinta bulshada, inay cod u noqdaan bulshada inteeda jilicsan ee aan fursadda u helin in codkooda la maqlo, dhismaha dowladnimada, nabadda, daah-furnaanta iyo isla xisaabtanka, iyadoo la tixgelinayo danaha qaranka, iyo anshaxa saxaafadda.

Previous Post

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo furay shir looga hadlayay la dagaallanka fikirka xagjirka “SAWIRRO”

Next Post

WORLD PRESS FREEDOM DAY Congratulatory Message from the Minister of Information H.E. Daud Aweis Jama

Next Post
WORLD PRESS FREEDOM DAY Congratulatory Message from the Minister of Information H.E. Daud Aweis Jama

WORLD PRESS FREEDOM DAY Congratulatory Message from the Minister of Information H.E. Daud Aweis Jama

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In