Saturday, May 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay wafdi ka socday Hay’adda WFP “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay wafdi ka socday Hay’adda WFP “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxmuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta Hay’adda ku soo dhaweeyay wafdi ka socdo WFP oo uu hogaaminayay Maxaxa WFP ee Soomaaliya Elkhidir DALOUM

Guddoomiyaha oo ay wehliyaan Wasiirada Gargaarka Dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug Cabdinasir Carush iyo Cabdirahman Makkaawi ayaa wafdiga ka socday WFP kula kulamay Xarunta dhexe ee hay’adda Maaraynta musiibooyinka oo ku taalla Magaalada Muqdisho, kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimo badan oo la xariira hawlaha labada hay’adood iyo guud ahaan arimaha Beni’aadannimada ee Soomaaliya sida in ay WFP ka caawiso Hay’adda iyo Wasaradaha gargaarka diyaarinta istaraatiijiyadda 5ta sano ee socoto, sidoo kale WFP ayaa adkaysay in si wada jir ay dalalka deeqaha baxsho u wajahaan si loo caawiyo dadka Soomaaliyeed.

Related posts

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026

Guddoomiyaha hay’adda SODMA iyo Wasiirrada gargaarka KGS iyo Galmugud ayaa si wada jir ah u adkeeyay muhiimadda ay leedahay wada shaqaynta iyo in waddo loo dhanyahay loo maro si loo mideeyo arimaha isuduwidda gargaarka.

Madaxda WFP ayaa amaanay wada shaqaynta iyo wada jirka ka dhexeeyo hay’adda Maaraynta iyo Wasaaradaha Dowlad goboleedyada, taasoo mujineyso bisayl wadashaqayn oo ku aadan arimaha gurmadka iyo gargaarka dadka tabaalaysan.

labada dhinac ayaa ka mahadceliyay wada shaqaynta muddada socotay ee ka dhexeyso labada hay’adood.

Previous Post

Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Somaliland oo kulan la qaatay Madax sare oo ka tirsan Finland

Next Post

Wasiirka Caafimaadka oo qaabilay wafdi ka socday Ururka Iskaashiga Islaamka “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Caafimaadka oo qaabilay wafdi ka socday Ururka Iskaashiga Islaamka “SAWIRRO”

Wasiirka Caafimaadka oo qaabilay wafdi ka socday Ururka Iskaashiga Islaamka "SAWIRRO"

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen...

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay xubno ka dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood ee ka haray xubnaha ku guulaystay kuraasta Golaha Wakiillada ee...

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca ee labada dal

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Moscow ee...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarradii ka dhacay dalka Kuwait

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay Dowladda walaalaha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In