Thursday, May 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay in ardayda ka soo carartay colaadda Suudaan aysan ka kala go’i doonin waxbarashadooda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay in ardayda ka soo carartay colaadda Suudaan aysan ka kala go’i doonin waxbarashadooda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Waaxda Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada dalka Ismaaciil Yuusuf ayaa sheegay in Wasaaraddu ay waddo diiwaangelinta ardayda ka soo carartay colaadda Suudaan, si aysan hakad uga gelin Waxbarashooda oo ay uga bilaawdaan gudaha dalkooda.

Agaasimaha oo ka qeyb-galay barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Warbaahinta Qaranka ayaa xusay in ilaa iyo hadda ay diiwaangeliyeen ku dhawaad kun iyo Shan boqol arday, kuwaasi oo dowladdu ay ku soo celisay dalkooda Hooyo.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026

Agaasime Ismaacil Yuusuf ayaa hadalkiisa ku daray “Dowladda waxay ku dadaaleysaa in Waxbarashadooda aysan ka kala go’in Ardayda Soomaaliyeed ee naftooda kala soo baxsaday colaadda dalka Suudaan”.

Mudane Ismaaciil Yuusuf ayaa xusay in ardayda aan shahaadadooda soo qaadan ee waqtiga u saamixi waayay, ay Wasaaraddu waddo qorshe ay ku heli lahaayeen wax u dhigmo Shahaadooyinkooda, iyadoo loo marayo Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan.

Previous Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ka qeybgalaya meertada 32-aad ee Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

Next Post

Shir ku saabsan horumarinta magaalooyinka dalkeena oo lagu soo gabagabeeyey Nairobi

Next Post
Shir ku saabsan horumarinta magaalooyinka dalkeena oo lagu soo gabagabeeyey Nairobi

Shir ku saabsan horumarinta magaalooyinka dalkeena oo lagu soo gabagabeeyey Nairobi

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In