Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Wasiirada Maaliyadda DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo la soo gabagabeeyay (Warmurtiyeed)

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Shirka Wasiirada Maaliyadda DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo la soo gabagabeeyay (Warmurtiyeed)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxa maanta la soo gabagabeeyey shir muddo 2 maalin ah uga socday magaalada Muqdisho, Wasiirada Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Shirkaan ayaa intii uu socday waxa lagu gorfeeyay arrimaha hannaanka Maaliyadda dalka, dakhliga gudaha, arrimaha Deyn Cafinta iyo qeybsiga Deeqaha Maaliyadeed ee  Soomaaliya uu adduunku siiyo.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi oo xiritaanka shirka ka hadlay ayaa sheegay in shirkaan Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaal, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir diiradda lagu saaray arrimaha Federaaleynta, Maamul wanaagga iyo wada shaqeynta ka dhexeysa Wasaaradaha Hey’addaha Maaliyadda heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed.

Shirkaan ayaa inta uu socday sidoo kale looga hadlay arrimaha dib – u – habeynta Maaliyadda,  horumarinta dhaqaalaha, Mideynta Siyaasadda Canshuuraha dalka, mashaariicda horumarineed ee Bangjga Adduunka iyo Hey’addaha kale ee taageera Soomaaliya ay ka waddaan gudaha dalka.

Shirka ayaa waxa laga soo saaray War-murtiyeed ay si wadda jir ah u saxiixeen Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka,  Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wakiilka gaarka ah Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Next Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Qaxootiga “SAWIRRO”

Next Post
Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Qaxootiga “SAWIRRO”

Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Qaxootiga "SAWIRRO"

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In