Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Socdaalka oo xarun cusub ka dhagax dhigtay degmada Feer-feer ee gobolka Hiiraan

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Socdaalka oo xarun cusub ka dhagax dhigtay degmada Feer-feer ee gobolka Hiiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan Agaasime ku-xigeenka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xuseen Cabdullahi Shiikh, Agaasimaha Laanta 5-aad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Hirshabelle Ibraahim Xuseen Yuusuf (Sheelare), ayaa maanta wada jir u dhagax dhigay Bar-xuduudkeedka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ee degmada Feer-feer ee gobolka Hiiraan.

Agaasimaha waaxda howlaha ee Hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadda Maxamed Xasan Maxamed Wasiiru dowladaha amniga Hirshabelle Cabdixakiin Bagaate Xildhibaan Cabduqaadir Maxamuud Ow-bakar Dhagaweyne oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka Hirshabelle,iyo Guddoomiyaha degmada Feer-feer Jeelle Faarax Ciyoow Guddoomiyaha degmada Jajalaqsi Nuur Dheere iyo madax kale ayaa goobjoog ka ahaa munaasabadda dhagax dhigga Bar-xuduudkeedka degmada Feer-feer ee gobolka Hiiraan.

Related posts

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

July 15, 2026
Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

July 15, 2026

Dhismaha Xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, ayaa muhiimad gaar ah u leh adeegyada ay Hay’addu ka bixin doonto degmada Feer-feer iyo isu socodka bulshada isaga kala gudbeysa Soomaaliya iyo Itoobiya.

Mas’uuliyiinta kasoo qeyb galeen munaasabadda Dhagax dhigga Bar-xuduudeedka Feer-feer, ayaa sheegay in dhismaha xaruntan ay qeyb ka tahay dadaalada ay Hay’adda ku horumarineyso xarumaheeda Gobolada iyo daadajinta adeegyada, ay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ka bixiso guud ahaan dalka.

Previous Post

Kulan looga arrinsanaayo Wajiga labaad ee xorreynta dalka oo ka dhacay degmada xuddur

Next Post

Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee BJFS oo gaaray Magaalada Marakesh  

Next Post
Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee BJFS oo gaaray Magaalada Marakesh  

Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee BJFS oo gaaray Magaalada Marakesh  

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

July 15, 2026
0

Wasaaradda difaaca Soomaaliya ayaa sheegtay in commandos-ka Danab ay dileen toddoba dagaalyahan oo kooxda Khawaarijta Al-Shabab ah, oo ay ku...

Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

July 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta booqasho rasmi ah...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya (Somalia Development...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa uga mahadceliyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe), oo ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In