Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daaโuud Aweys Jaamac ayaa wareegto uu soo saaray ku faray dadka haysta ruqsadaha hoteelada dowladda in ay Wasaaradda isaga soo diiwaan galiyaan si deg deg ah.
Akhriso wareegtada ka soo baxday xafiiska Wasiirka












