Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan is xog-wareeysi ah la qaatay Madaxweynihii hore ee dalka ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka BJFS Mudane Shariif Sheekh Axmed.
Kulankan ayaa lagu lafaguray xaaladaha guud ee dalka iyo dardargelinta dagaalka lagula jiro kooxda Khawaariijta Al-Shabaab.