Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda SoDMA oo qabatay tababarka Maareynta iyo Isuduwidda howlaha Beni’aadannimo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Hay’adda SoDMA oo qabatay tababarka Maareynta iyo Isuduwidda howlaha Beni’aadannimo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta Magaalada Muqdishu ka furay tababar ku saabsan maareynta iyo Isuduwidda hawlaha Beni’aadannimo ee xeryaha barakacayaasha ee dalka ku firirsan. Furitaanka Tabarbarkan ayaa waxaa qayb ka ahaa Madaxa hay’adda UNHCR ee Sooomaaliya Mr. Magatte Guiss.

Tababarkan  oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa ujeedkiisu yahay kobcinta aqoonta iyo xirfadaha shaqo ee hawlwadeennada hay’adaha dawladda, tababarka waxaa goob joog ka ahaa Iskuduwaha kutlada CCCM ee (UNHCR) Mr. James Macharia iyo Xiriiriyaha kutlada CCCM ee (IOM) Mr. Ali-Ismaeel.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA Dr. Axmed  Cabdi ayaa u mahadceliyay Hay’adaha UNHCR iyo IOM oo si gaar ah ugu hawlan taakulaynta dadka barakacayaasha, islamrakaana ku booriyay ka qaybgalayaasha in ay si mug iyo miisan leh uga faa’iidaystaan tababarka iyo inay si firfircoona uga qaybqaataan, ugana qaybgalaan doodaha mirodhalka ah oo ay isweydaarsadaan khubarada tababarka bixinaya.

Guddoomiye ku-xigeeenka ayaa xusay in ay  muhiim tahay in si fiican loogu kuurgalo caqabadaha ku gadaaman xal u helidda dhibaatooyinka barakacayaasha iyo sidii loo dajin lahaa istaraatiijiyadda xal waara looga gaari lahaa masiiibada Qaran ee ka dhalan karta xaaladaha beni’aadannimo ee sababi karaan barakacayaashu.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay dadkii ku waxyeeloobay dagaalka Garoowe, baaqna u diray Waxgaradka

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u amba baxay Boqortooyada Sacuudiga

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u amba baxay Boqortooyada Sacuudiga

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u amba baxay Boqortooyada Sacuudiga

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In