Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Biyaha XFS oo shirkadaha kala hadashay sidii shacabku ay u heli lahaayeen biyo Nadiif ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Biyaha XFS oo shirkadaha kala hadashay sidii shacabku ay u heli lahaayeen biyo Nadiif ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka  Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Jaamac Taqal Cabaas oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo Guddoomiye xigeenka howlah guud ee Mamulka Gobolka Banadir Xasan Maxamed Jimcaale, ayaa kulan la qaatay shirkadaha bixiya adeega biyaha ee gobolka Banaadir.

Kulankan ayaa waxaa looga hadlay sidii shacabka Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen biyo-nadiif ah oo qiimo jaban. Qaar kamid ah maamulada shirkadaha ayaa ka mahadceliyey sida Wasaaradda ay diyaar ugu tahay la shaqeynta shirkadaha iyo inay adeeg hufan helaan shacabka.

Related posts

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026

Wasiir Jaamac Taqal Cabaas oo gabagabada shirka ka hadlay ayaa waxa uu sheegay inay muhiim tahay in shacabka ay helaan biyo nadiif ah, isla markaana ay Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha ay si dhaw arrinkaas ugala shaqeyn doonto shirkadaha.

Muhiimdda kulankan ayaa waxa uu ahaa in la helo madal ay ku mideysan yihiin shirkadaha iyo dhamaan shirkadaha ka shaqeeyo bixinta adeegyada biyaha, gaar ahaan Ceelasha si ay dowladda ugu fududaato in ay shacabka helaan biyo nadiif ah.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo daahfuray ololaha bilic soo celinta iyo Nadaafadda Caasimadda “SAWIRRO”

Next Post

Todobaadka Xoriyadda iyo Guushii Gobanimadoonka ee Hanoolaato

Next Post
Todobaadka Xoriyadda iyo Guushii Gobanimadoonka ee Hanoolaato

Todobaadka Xoriyadda iyo Guushii Gobanimadoonka ee Hanoolaato

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In