Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay Agaasimaha guud ee Wasaaradda shaqada iyo saddex mas’uul oo kale kuwaasoo loo haysto Musuq maasuq.
Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo kormeeray Mashaariic laga hirgeliyay Deegaanka Qeydaro
Mashaariicdaan oo qeyb ka ah kuwo laga hirgalinayo Deegaanno ka tirsan Galmudug isla markaana hirgalintooda ay iska kaashadeen Dowladda Fadaraalka...