Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Deegaanka  Gaalkacyo oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay habraaca Waxbarashada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Golaha Deegaanka  Gaalkacyo oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay habraaca Waxbarashada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo oo yeeshay kulanka 4-aad ee kal-fadhiga 7-aad ee golaha oo uu shir gudoominayay Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa ansixiyay  habraaca Waxbarashada dowladda hoose ee Degmada Gaalkacyo.

Habraaca Waxbarashada dowladda hoose ee Degmada Gaalkacyo oo ah habraac nidaaminaya Waxbarashada aas aasiga ah ee Degmada , soona maray akhrin iyo faafreeb ayaa waxaa cod gacan taag ah ku ansixiyay golaha Deegaanka kadib markii ay meelmarinta habraacaan una codeeyeen 15 xubnood oo kulanka fadhisay, mana jirin Xildhibaan ka aamusay ama diiday ,

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026

Habraacaan waxaa golaha u soo gudbisay waaxda arrimaha bulshada dowladda hoose ee Degmada Gaalkacyo ee Dowlad gobaleedka Galmudug

Sidoo kale kalfadhiga 7-aad kulankiisa 4-aad ee golaha deegaanka ayaa la iskula soo qaaday habraaca xeerka barakacayaasha, balse dood farabadan oo ku aadan qaar ka mid ah habraaca xeerka barakacayaasha ayaa waxaa ka biyo diiday inta badan xubnihiii golaha deegaanka kuwaaa oo codsaday in dib loogu laabto qodabada ay tabashada ka qabaan, taas oo markii danbe la isku waafaqay in qaar ka mid ah qodabada habraaca xeerka barakacayaasha ee ay soo gudbisay waaxda arrimaha bulshada Dowladda hoose ee dagmada Galkacyo  dib loogu laabto.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay xoreynta iyo horumarinta mashaariicda

Next Post

Shacabka magaalada Xagar oo si diiran u soo dhaweeyey ciidamada qalabka sida

Next Post
Shacabka magaalada Xagar oo si diiran u soo dhaweeyey ciidamada qalabka sida

Shacabka magaalada Xagar oo si diiran u soo dhaweeyey ciidamada qalabka sida

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In