Friday, July 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Maaliyadda oo ka shaqeyneysa sare u qaadidda dakhliga gudaha “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Maaliyadda oo ka shaqeyneysa sare u qaadidda dakhliga gudaha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Si loo dar-dar galiyo shaqada dakhli uruurinta,  loona dhiiri galiyo saraakiisha iyo maamulayaasha ka shaqeeya sare u qaadidda dakhliga gudaha ayaa waxaa maanta Dekadda iyo Garoonka Aadan Cadde kormeer ku tagay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige oo ay hehliyaan Wasiir ku xigeenka Mudane Cabdiqafar Hange iyo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Marwo Raaxo Janaqow.

Ujeeddada kormeerka ayaa ku saabsanaa sidii looga wada shaqeyn lahaa sare u qaadidda dakhliga gudaha, tayeynta qalabka lagu shaqeeyo, casriyeenta hannaan isku xiraya Wasaaradda iyo Ganacsatada iyo tababaridda saraakiisha ku shaqada leh, taasi oo ah hadafka Dowladda si loo gaaro isku filnaansho.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026

Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda ayaa warbixino ka dhageystay maamulayaasha furdooyinka Garoonka iyo Dekedda Muqdisho xili ay socotay howl-maalmeedka caadiga ah ee uruurinta dakhliga.

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Iiman Cige oo ka jawaab celinaya kadib dhageysiga warbixinadii ay siiyeen maamulayaasha Furdooyinka ayaa sheegay in ka Wasiir iyo Wasaarad ahaan la xoojin doono tallaabooyinka lagu horumarinayo arrimaha dakhli soo saarka. Sidoo kale waxa uu sheegay in ay ka go’an tahay Wasaaradda Maaliyadda in ay ka dhabeyso hiigsiga iyo sare u qaadidda dakhliga gudaha.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday kuliyadda ciidamada ee dalka Qatar “SAWIRRO”

Next Post

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo kormeeray xarumaha Hay’adda G/Banaadir

Next Post
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo kormeeray xarumaha Hay’adda G/Banaadir

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo kormeeray xarumaha Hay’adda G/Banaadir

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In