Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoolo nool oo lagu wareejiyay Ciidamada Xoogga ee ku sugan Ceeldheer

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Xoolo nool oo lagu wareejiyay Ciidamada Xoogga ee ku sugan Ceeldheer
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka ee Degmada Ceeldheer ayaa shalay la guddoonsiiyay ย xoolo nool oo lagu dhiiragalinayo oo ka timid qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed.

Muno C/qaadir Hooleey oo ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed, islamarkaana ka soo jeeda Deegaanka Ceeldheer ย ayaa xoolo lagu dhiirigelinayo ku wareejisay Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Magaalada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud.

Related posts

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š

August 31, 2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026

Muno oo deegaan ahaan ka soo jeedaa degmooyinka Galcad, Ceeldheer iyo Xaradheere ayaa maanta 40 neef oo Ari ย ah ku wareejisay Ciidanka xoogga dalka ee ku jira furimaha hore dagaalka ee magaalada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud.

Saraakiisha Ciidanka xoogga dalka ayaa uga mahadceliyay Muuma Hooleey garab istaaga ay u muujisay Ciidamada u taagan difaaca dalka.

Muuna Hooleey waxay horey Xoolo nool ugu deeqday Ciidamada ku kala sugan Magaalooyinka Galcad iyo Masaqawaa oo ka tirsan Gobolka Galguduud.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo Roma uga qeybgalayo shirar heer caalami ah iyo kuwo heer gobol ah

Next Post

Ciidanka Xoogga oo burburiyay fariisimo khawaarijtu ku lahayeen deegaanno hoos yimaada Galcad

Next Post
Ciidanka Xoogga oo burburiyay fariisimo khawaarijtu ku lahayeen deegaanno hoos yimaada Galcad

Ciidanka Xoogga oo burburiyay fariisimo khawaarijtu ku lahayeen deegaanno hoos yimaada Galcad

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In