Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka arrimaha gudaha DFS oo guddoomiyay shirka billaha ah ee la xisaabtanka Shaqada

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka arrimaha gudaha DFS oo guddoomiyay shirka billaha ah ee la xisaabtanka Shaqada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta guddoomiyay shirka billaha ahaa ee Wasaaradda, iyada oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiir dowle mudane Sadaad Maxamednuur Caliyow iyo Wasiir kuxigeenka mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir. Waxaa kale oo kulanka qeyb ka ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Caydaruus Macallim Xasan, agaasime waaxeedyada, lataliyeyaasha iyo qaar kale.

Kulanka inta uu socday waxaa si faahfaahsan loogu soo bandhigay:

Related posts

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

July 15, 2026
Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

July 15, 2026

(1). Waxqabadka Wasaaradda Sanadkii lasoo dhaafay

(2). Heerka isticmaalka Systemka Wasaaradda.

(3). Warbixinta guud ee guddiga qiiimeynta Wasaaradda,

(4). Guddiga TOR-ka Wasaaaradda iyo arrimo kale.

Mudane Abdihakim Ashkir, Wasiir Kuixgeenka Wasaaradda oo kulanka ka hadlay ayaa bogaadiyay howlaha la qabtay isaga oo intaa raaciyay in isla xisaabtanka socda uu wax badan ka tari doono dowladnimada.

Ugu dambeyntii, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi oo kulanka soo xiray, ayaa qeybaha kala duwan kala hadlay ahmiyadda warbixinnada lasoo bandhigay, sida maanta loo guranayo miraha isla xisaabtanka, dhaliyay,isaga oo faray waaxyaha in la dardargeliyo howlaha kala duwan,ee Wasaaradda.

Previous Post

Prime Minister Hamza inaugurates the National Blood Bank

Next Post

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorshaysan ka fuliyeen goob ay ku shirayeen khawaarijta

Next Post
Ciidanka Xoogga oo howlgal qorshaysan ka fuliyeen goob ay ku shirayeen khawaarijta

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorshaysan ka fuliyeen goob ay ku shirayeen khawaarijta

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta oo sii xoogeysanaya (WARBIXIN)

July 15, 2026
0

Wasaaradda difaaca Soomaaliya ayaa sheegtay in commandos-ka Danab ay dileen toddoba dagaalyahan oo kooxda Khawaarijta Al-Shabab ah, oo ay ku...

Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

Wasiirka Qoyska oo booqasho ku tagtay Safaaradda Soomaaliya ee Pakistan

July 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta booqasho rasmi ah...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya (Somalia Development...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa uga mahadceliyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe), oo ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In