Sunday, June 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Ku xigeenka Bankiga Dhexe oo sheegay in adeegyada uu bixiyo Bankiga Dhexe la gaarsiin doono dhammaan gobolada dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Ku xigeenka Bankiga Dhexe oo sheegay in adeegyada uu bixiyo Bankiga Dhexe la gaarsiin doono dhammaan gobolada dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku xigeenka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Dr. Cali Yaasiin Sheekh Cali ayaa ka warbixiyay furitaanka laanta Bankiga Dhexe uu ka furay magaalada Dhuusamaree ee Xarunta Galmudug,isagoo sheegay in go’aanaka ay qateen kadib markii madaxweynaha JFS uu amray in la adeega Bankiga uu bixiyo la gaarsiiyo dhammaan gobolada dalka.

Guddoomiyaha wax uu sheegay in qorshaha furitanka xaruntaan ay tahay heshiis xukuumadda ay la galeen sanadkii hore dhamad kiisa kaa oo dhigay in shan xarumood (5) laga furo dhamman gobolada dalka si adeega loogu dhaweeyo shacabka,sidoo kalena shaqa abuur ay ka heli doonaan bulshada degaanada ku dhaqan si looga qeyb qaato shaqa abuurka dhalinyarada Soomaaliyeed.

Related posts

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

June 13, 2026

Waxa u sheegay xarumahasi ay sameyn doonaa  Cilmi baarisyo oo lagala socon doono dhaqaalaha dalka iyo markii lacagta Shilinka Soomaliga la soo daabaco ay bulshadu ka heli karaan adegyada ay u baahanyihin, in laga hago siyaasada guud ee dhaqaalaha dalka,isgoo sheegay in xarunta xigata ee Bankiga ay ka furi doonaan degaannada Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya xarun weyn ay ka furi doonaan

Guddoomiye Ku xigeenka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Dr. Cali Yaasiin Sheekh Cali waxa uu tilmaamay saddaxda sanno ay qabsadeen ay ku hirgalin doonaan shanta maamul goboleed xarumo uu Bankiga dhexe halkaa ku yeelan doono

Mar laga weydiiyaty su’aal ahayd adegyada ay bixiyaan Bangiyada gaarka loo leeyahay ayaa sheegay in madamaa dalka uu ku biiray Suuqa GANACSIGA dowladu aysan yeelan karin Bangi ganacsi, Bankiga dhexena uu la socodo dhaq-dhaqaaqa Bankiyada ganacsi ee dalka ka howlgalo wada shaqeyn fiicana ay kawada dhaxeyso Bankiga dhexe ee dalka,waxa sheegay sidoo kale in xarumaha gobolada u Bankiga ka hirgalinayo shaqaalaha ka shaqeynayo oo kooban tar-tan loo gali doono, balsa dadka degaanka kaliya ay u tar tami doonaan.

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa wada howllo lagu ballaarinayo adeegyada uu shacabka u hayo iyadoo degaanada dhiman la hirgalin doono xarumo xusub oo uu Bankiga ku yeelan doono dhamaan gobolada dalka,si bulshada loogu dhaweeyo adeegyada ay u baahanyihiin

Previous Post

Kumaandooska Danab oo howlgal gaar ah ku dilay toddobo xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta

Next Post

Federal Parliament of Somalia holds an inquiry meeting

Next Post
Federal Parliament of Somalia holds an inquiry meeting

Federal Parliament of Somalia holds an inquiry meeting

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
0

Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Cali Maxamed Cumar Cali Balcad, ayaa maanta qaabilay wefdi ka...

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

June 13, 2026
0

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada ayaa galabta kormeeray Tuulada Cayaaraha Dalka ee Stadio Muqdisho oo ka mid...

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha la doortay ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay shir amni oo lagu...

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed rasmi ah ku matalaya Soomaaliya

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed rasmi ah ku matalaya Soomaaliya

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta sameynaya taariikh cusub, maadaama ay markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In