Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Degmada Gaalkacyo oo kormeeray Suuqayada iyo meelaha biyo farriisadka ah

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Duqa Degmada Gaalkacyo oo kormeeray Suuqayada iyo meelaha biyo farriisadka ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Dagmada Gaalkacyo, ayaa maanta kormeer ku tagay qeybo ka mida ah Gaalkacyo oo ay saameeyn ku yeesheen Roobabkii ka da’ay Gaalkacyo.Duqa ayaa kormeerkiisa la xariiray ka war heynta Bilicda,Magaalada kadib Roobabkii da’ay, wuxuuna tagay Guddoomiye Cabdiraxmaan Sheekh Xasan qaar kamid ah xafadaha Horumar,

wadajir, Holwadaag.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026

Duqa Dagmada Gaalkacyo oo kormeerkiisa ay ku wehliyeen taliye ku-xigeenka Ciidanka Xasilinta Booliiska Gobalka Mudug Kabtan Cabdifitaax Cali Faarax,Gudoomiyaasha iyo Agaasimayaal ka tirsan kuwa dowladda hoose ee dagmada Gaalkacyo, ayay Indhahooda kusoo arkeen sameynta ay Roobabkii da’ay ay ku yesheen isku socod gadiidka,Waddooyinka waaweyn ee magaalada. Waxowna Duqa Gaalkacyo ka cidsaday Ganacsatada inay ka qeyb qataan nadaafada suuqa iyo guud ahaan Gaalkacyo.

Shacabka iyo Ganacsatada ayaa soo dhaweeyay Qorshaha dowladda hoose ee ku aadan wax ka qabashada goobaha Biyaha fadhiyaan iyo Sare u qaadista Nadaafada Magaalada, iyaga oo sheegay in ay u hoggaansamayaan amarka Maamulka ayna kaalintooda ka qaadan doonaan Bilicda

Kormeerka maanta ayaa qeyb ka ah dadaalka maamulka dagmada Gaalkacyo ee Galmudug ay ugu jiraan wacyigelinta Bulshada iyo wax ka qabashada saameeynta ka dhalata Roobabka iyo Illaalinta Nadaafada taas oo ah mid maamulka uu wax weyn ka qabtay.

W/Q:Wariye Cabdirisaq Maxamed Axmed Galkacyo

Previous Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Qaxootiga Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo furay shirweynaha Cuntada 

Next Post
Duqa Degmada Gaalkacyo oo kormeeray Suuqayada iyo meelaha biyo farriisadka ah

Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo furay shirweynaha Cuntada 

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In