Monday, September 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mashruuca dhismaha biya qabadka roobka oo laga hirgelliyey deegaan hoostaga Degmada Hobyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Mashruuca dhismaha biya qabadka roobka oo laga hirgelliyey deegaan hoostaga Degmada Hobyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha Galmudug oo kaashaneeysa tan Dowladda Fadaraalka ayaa keyd biyood Caalami ah ka hirgalisay Deegaanka Balanbal oo hooataga Dagmada Hobyo

Keyd biyoodkan oo  ah mid casriya lagana  hirgaliyay deegaanka Balanbal oo hoostaga dagmada Hobyo, isla markaana hirgalintiisa ay iska kaashadeen Wasaaradaha Tamarta iyo kheyraadka biyaha Dowladda Federaalka iyo Galmudug ayna maal galisay Dowladda Norwey ayaa waxaa xariga ka jaray Agaasimaha guud ee Wasaarada Tamarta iyo kheyraadka biyaha Galmudug Ibraahim Cabdulqaadir Maxamed oo ay wehliyeen mas’uuliyiin ka tirsan kuwa maamulka degmada Hobyo iyo howlwadeeno ka tirsan Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha  Galmudug

Related posts

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026

Agaasimaha Waaxda horumarinta mashaariicda iyo bixinta qandaraasyada maamulka dagmada Hobyo Maxamed Cali Guure oo ugu horeyn ka hadlay munaasabada xarig jarka ayaa kula dardaarmay bulshada deegaankaasi ineey ilaashadaan keyd biyoodka loo sameeyay

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha Galmudug Ibraahim Cabdulqaadir Maxamed ayaa isna ka hadlay dadaalka ka wasaarad ahaan ay ku bixiyeen hirgalinta keyd biyoodkaan

Qaar ka mida maamulka iyo waxgaradka deegaanka ayaa dhankooda ka mahadceliyay hirgalinta keyd biyoodka biyo qabadka, iyagoo sheegay in ay baahi weyn u qabeen dadka deegaanka

Previous Post

Shirka Xoghayeyaasha Baarlamaannada Jaamacadda Carabta oo lagu soo gabagabeeyay Qatar

Next Post

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha bulshada ee Gobolka Banaadir oo la kulmay saraakiil ka tirsan FAO

Next Post
Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha bulshada ee Gobolka Banaadir oo la kulmay saraakiil ka tirsan FAO

Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha bulshada ee Gobolka Banaadir oo la kulmay saraakiil ka tirsan FAO

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

XUSKA MAALINTA CAALAMIGA AH EE NABADDA ADDUUNKA

September 21, 2026
0

Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

September 20, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee...

MADAXWEYNAHA JFS OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAFDI SARE OO KA SOCDA CIIDANKA CIRKA DOWLADDA PAKISTAN

MADAXWEYNAHA JFS OO QASRIGA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAFDI SARE OO KA SOCDA CIIDANKA CIRKA DOWLADDA PAKISTAN

September 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay...

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan

Wasiirka Gaashaandhigga oo qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan

September 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In