Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kormeeray Koonfurta Gobolka Mudug “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiir Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kormeeray Koonfurta Gobolka Mudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi, Wasiirka Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Baluuga ah mudane Axmed Xasan, Lataliyaha Madaxweynaha Qaranka ee Xarirka Baarlamaanka Sakariye Axmed Gaashaan, Siyaasi Liibaan Axmad Xasan, Guddoomiyaha Gudiga Taakulada iyo Dib u xoreynta Koonfurta Mudug Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Cismaan, Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdinaasir Cabdiqaadir Cabdulle iyo Xildhibaanno ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo kan Galmudug ayaa kormeer Dhiirigalin ah ugu tagay Ciidamada Degaanka, Daraawiishta Galmudug Iyo Ciidamada Qalabka sida qeybahooda kala duwan, kuwaas oo ku sugan duleedka degaanka Shabeellow ee koonfurta Gobolka Mudug.

Mas’uuliyiinta heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa saraakiisha ciidamada waxay la qaateen kulan saacado badan socday kaas oo lagu gorfeeyey Taatikada Dagaalka lagula jiro Argagixisada, muddada loo qorsheeyey in degaanada Galmudug looga Ciribtiro, iyadoo ciidamada iyo Saraakiisha Hogaamineysa looga mahadceliyay jabkii ay gaarsiiyeen Khawaarijta dagaalkii shalay ka dhacay degaanka Dhagaxdheer ee Koonfurta Gobolka Mudug, kaas oo lagu dilay in kabadan 70 ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta Al-shabaab.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026

Howlgalka ka socda Koonfurta Gobolka Mudug ayaa laga gaaray guulo balaaran, iyadoo laga xoreeyey degaanno badan oo ka tirsan Koonfurta Mudug, waxaana qasaare balaaran loogu gaystay khawaarijta degaannada ay dagaalada tooska ah ka dhaceen.

Previous Post

Prime Minister Hamza addresses the largest Somali community in Minnesota, U.S

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay mas’uuliyiin ka socday dowladda Turkiga

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay mas’uuliyiin ka socday dowladda Turkiga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay mas'uuliyiin ka socday dowladda Turkiga

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In