Sunday, August 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo kulan wadatashi ah la qaadatay Xubno ka socday Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo kulan wadatashi ah la qaadatay Xubno ka socday Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay xubno muhiim ah oo ka socday Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.

Kulanka ayaa looga hadlay muhimada ay leedahay tayeenta, mideynta iyo horumarinta manaahijta Caafimaadka ee lagu tababaro shaqaalaha Caafimaadka.

Related posts

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

August 2, 2026
Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xarigga ka jaray xarunta Maxkamadda Xarardheere

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xarigga ka jaray xarunta Maxkamadda Xarardheere

August 2, 2026

Waxaana Kulankan ayaa si gaar ah  diirada loogu saaray manhajka kalkaaliyaasha kaasoo dhawaan wadatashigiisu lagu qaban doono magaalada Muqdisho.

Wasiir dowlaha wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr Maryan Mohamed Hussein ayaa soo dhaweyn u sameesay xubnaha ka socday wasaaradda Waxbarashada sidoo kale bogaadisay shaqada socota taasoo ay ku sheegtay in la joogo xiligii la nidaamin lahaa shaqaalaha Caafimaadka dalka.

Sidoo kale kulanka ayaa waxaa ka hadlay agaasimaha guud ee tacliinta Sare iyo agaasinka manhajyada qaran kuwaasoo u mahadceliyay wasaaradda Caafimaadka sidoo kale tilmaamay ahmiyada qaranka u leedahay hooshaan waxayna balan qaadeen in ay wasaaradda kala shaqeyn doonaan Hagaajinta nidaamka Waxbarashada Caafimaadka.

Kulan ayaa soo agaasintay xafiiska horumarinta kalkaaliyaasha iyo Umulisooyinka qaranka ee waaxda horumarinta shaqaalaha ee Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada. Kulankan ayaa ku dhamaaday guul iyo afgarasho.

Previous Post

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay shacabka ku dhaqan Laascaanood

Next Post

Jubbaland oo Deeq bixiyeyaasha Caalamiga ah kala hadlaya ka hortaga Duufaanta El-Nino

Next Post
Jubbaland oo Deeq bixiyeyaasha Caalamiga ah kala hadlaya ka hortaga Duufaanta El-Nino

Jubbaland oo Deeq bixiyeyaasha Caalamiga ah kala hadlaya ka hortaga Duufaanta El-Nino

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo qaabilay Taliyaha TurkSom

August 2, 2026
0

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi...

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xarigga ka jaray xarunta Maxkamadda Xarardheere

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xarigga ka jaray xarunta Maxkamadda Xarardheere

August 2, 2026
0

Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladd Goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta cusub ee Maxkamadda Degmada Xarardheere...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Laascaanood

August 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti wasiirro ah ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad-goboleedka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Aljeeriya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Aljeeriya

August 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In