Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka socday Wasaaradda Haweenka XFS oo ka qeybgalay Shirka dowladaha Jaamacadda Carabta

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Xubno ka socday Wasaaradda Haweenka XFS oo ka qeybgalay Shirka dowladaha Jaamacadda Carabta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ay hoggaamineeyso Agaasimaha Waaxda Caruurta ee Wasaarada Haweenka iyo Horumatint Xuquuqda Aadanah ee dowlada Federaalka Soomaaliya Mudan Faaduma Maxamad Cali iyo  Lataliye Sare ee Wasaarada Haweenka Xamz Shiikh Xuseen, ayaa ka qeyb galay Shirka dowladaha Jaamacadda Carabta oo maant uga farmay Dalka Boqortoyada Sucuudi Carabiya Magaalo Madaxdiisa  Riyaad.

Shirkaan ayaa waxaa looga hadlayaa Caafimaadka Haweenka Carabta, iyadoo oo diirada lagu saaraayo sida lagu yareey lahaay dhibaatada  ( Cudurka Kansarka Haweenka uga dhaca Naasaha iyo Minka).

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Sidoo kale Kulankaan ayaa lagu soo bandhigay Daarasado iyo Cilmi baariis ku Aadan dhibaatada Cudurkaan uu Haweenka Caalamka ku haayo gaar ahaan Haweenka Carabta.

Previous Post

Ciidanka Xoogga oo howlgllo amniga lagu xaqiijinayo kawada Bariga Gobolka Galgaduud

Next Post

Madaxweynaha dalka oo furay shirka Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya

Next Post
Madaxweynaha dalka oo furay shirka Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya

Madaxweynaha dalka oo furay shirka Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In