Sunday, August 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin katirsan dowladda iyo bulshada caasimadda oo dibadbax lagu xusayo qaraxii 29-October ka dhigay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin katirsan dowladda iyo bulshada caasimadda oo dibadbax lagu xusayo qaraxii 29-October ka dhigay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay dibad-baxa ballaaran oo lagu xusayo Qaraxii bahalnimada ahaa ee 29-October 2022-khawaarijta ay ka geysatay iskuuuska Soobe ee magaalada Muqdisho.

Banaanbaxa waxaa ka qeybgalay wasiirrada Waxbarashada, Arrimaha gudaha,iyo Caafimaadka, xildhibaanno katirsan labada Golle ee dowladda, maamulka Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bulshada Caasimadda, kuwaa oo marka hore alle uga baryay in uu jannadiisa ugu deeqo dadkii ku Shahiiday qaraxaasi,waxa ay shegeen in maanta meesha la joogay Sanad ka hor aan la joogin khawaarijtana la wiiqay inta badan awoodii ay la hayeen,islamarkaana ay shacabka Soomaaliyeed ku dhibateen jireen

Related posts

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Guddoonka Golaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Guddoonka Golaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed

August 30, 2026
Wasiirka Qoyska XFS oo Golaha Shacabka ka hor-akhriday sharciyo muhiim ah

Wasiirka Qoyska XFS oo Golaha Shacabka ka hor-akhriday sharciyo muhiim ah

August 30, 2026

Wasiirka Waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Faarax Sheekha Cabdulqaadir, ayaa sheegay in la jabiyay khawaarijta oo muddo dhibaata ku heysay shacabka Soomaaliyeed,waxa uuna alle uga baryay in dadkii sida xaq-darada ahayad loo xasuuqay uu jannad ugu deeqo,isagoo xusay in ay muhiim tahay in laga wada qeyb qaato dagaalka dalka looga xoreynayo khawaarijta.

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa isna hadal ka jeediyay dibad-baxa ayaa sheegay in ay muhiim tahay in laga wada qeyb qaato dagaalka dalka looga saarayo khawaarijta,sidoo kalana shacabka caasimadda ay ciidanka amniga la shaqeyaan oo ciidii ay ka shakiyaana la wadagaan laamaha amniga si looga hortago.

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo sanad ka hor billaabay howlgallo dalka looga saarayo khawaarijta ayaa degaanno badan katirsan dalka ka saaray khawaarijta,waxana taa ay keentay in ay yaradaan falalkii amni daro ee khawaarijta ka geysan jirtay magaalada Muqdisho.

Shacabka soomaaliyeed ayaa dhankooda ku baraarugay dhagarta khawaarijta iyagoo u istaagay in xoog iyo xoolaba ay uga qeyb qaataan howlgallada dalka ka soconayo, waxaana maanta la joogaa sanad kadib iyadoo khawaarijta laga saaray dhul badan oo ay ka heli jireen dhaqaale iyo taageero dadka ay ku dhibi jireen.

Previous Post

Ciidanka Xoogga oo gacanta ku dhigay Xubin katirsan khawaarijta oo falal Amni dari ka geysanayay Kismaayo

Next Post

Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo sheegay inay diyaar u yihiin gurmad gaarsiinta Gaza

Next Post
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo sheegay inay diyaar u yihiin gurmad gaarsiinta Gaza

Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo sheegay inay diyaar u yihiin gurmad gaarsiinta Gaza

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Guddoonka Golaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Guddoonka Golaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed

August 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoonka Golaha Haweenka...

Wasiirka Qoyska XFS oo Golaha Shacabka ka hor-akhriday sharciyo muhiim ah

Wasiirka Qoyska XFS oo Golaha Shacabka ka hor-akhriday sharciyo muhiim ah

August 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda...

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

August 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta soo gebagabeysay tababar muddo 14 maalmood ah socday, kaas oo lagu baranayey diyaarinta iyo...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In