Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka oo kormeeray xerada tababarka ee Turki-Som

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka oo kormeeray xerada tababarka ee Turki-Som
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Dayax Cabdi Cabdulle ayaa kormeer shaqo ku tegay xerada tababarka ciidanka ee Turki-Som ee magaalada Muqdisho.

Taliyaha oo  kulamo kala duwan la qaatay saraakiisha sare ee taliska Turki-Som ayaa kaga mahadceliyay sida ay u garab taagan yihiin ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed oo ay ka qayb qaataan tayeynta iyo tababaradda ciidanka xoogga dalka ee dagaalka lagula jiro  Argagixisada.

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026

Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Dayax ayaa sheegay in ciidamadda dowladda waqti ay leeyihiin cudud xooggan oo ay cadowga dalka kaga saran, tani ay ku timida tababarada kala duwan ay ka helaan xerooyinka ciidamada lagu tababaro oo ay ka helaan khibrad ciidan iyo tababaro tayeysan.

Previous Post

Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo qaabilay Safiirka Norway ee Soomaaliya  “SAWIRRO”

Next Post

Kulan wadatashi oo ku saabsan xeer nidaamiyeyaasba Hay’adda Socdaalka oo ka furmay Muqdisho

Next Post
Kulan wadatashi oo ku saabsan xeer nidaamiyeyaasba Hay’adda Socdaalka oo ka furmay Muqdisho

Kulan wadatashi oo ku saabsan xeer nidaamiyeyaasba Hay’adda Socdaalka oo ka furmay Muqdisho

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In