Friday, September 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sbir looga hadlayay horumarinta goobaha laga xorreyay Khawaarijta oo lagu qabtay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Sbir looga hadlayay horumarinta goobaha laga xorreyay Khawaarijta oo lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guryeynta, Mudane Mahdi Sheekh Cabdullaahi ayaa manta ka qeyb galey shir ay ku wehelinayeen  Agaasimayaasha  Guud ee Wasaaradaha arimaha gudaha, caafimadka iyo Waxbarashada iyo mas’uulin kale oo ka socdey Xafiiska Raisul Wasaaraha.

Shirkan oo muhiimad kaar ah lahaa ayaa looga hadley horumarka iyo xasilinta meelaha laga xoreeyay khawarijta.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Shirka waxaa ka soo qeybgaley wakiilo ka socda Qaramada Midoobay, WHO, IOM, NIS foundation iyo USAID.

Agaasime Guud Mahdi Sheekh ayaa shirka ka sheegay doorka ay Wasaaraddiisu ka qaadaneyso horumarka meelaha Khawaarijta laga xooreeyay, waxa uu sheegay in ay Banginga Addunka ka wada shaqaynayaan dhisidda kaabayaasha dhaqaalaha magaalooyinka la xoreeyay,

Banginga Aduunka iyo Wasaaradda Howlha Guud ayaa hadda bilaabaya daraasad lagu qiimaynayo baahida loo qabo dhismaha kaabayaasha daqaalaha deegaanada ay khawaarijtu ragaadisay, waxaana la filayaa in natiijada daraasadan ay soo bixi doonto bilowga sanadka cusub Insha Allah.

Previous Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka XFS oo soo xiray kulan ku saabsan Horumarinta Caafimaadka

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda fatahaadaha dalka ka jira

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda fatahaadaha dalka ka jira

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda fatahaadaha dalka ka jira

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In