Thursday, April 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Khawaarijta oo isaga carartay Saldhigyo ay ku lahaayeen Koonfurta Gobolka Mudug

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
FAALLO: Shabaab oo gubaya Gabaadkoodii ugu danbeeyay

FILE- In this Friday, Jan. 1, 2010, file photo, a young boy leads the hard-line Islamist Al Shabab fighters as they conduct military exercise in northern Mogadishu's Suqaholaha neighborhood, Somalia. Al-Shabab have claimed responsibility for the gun and grenade attack on a shopping mall in Nairobi, Kenya Saturday Sept 21 which has left dozens dead and wounded, apparently in retaliation for Kenya's military participation in peace-keeping efforts in Somalia. (AP Photo/ Farah Abdi Warsameh/File)

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka imaanaya Koonfurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya inay khawaarijta ay carareen saldhigyo ay ku lahaayeen aagga Deegaanada Dumaaye iyo Dabaglo ee koonfurta Gobolka Mudug

.Khawaarijta ayaa sidoo kale ka cararay qaar ka tirsan Maxaabiis Badan oo ay haysteen kadib culays kaga yimid Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Galmudug

Related posts

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026

Magaalada Bajeela ee Koonfurta Gobolka Mudug ayaa caawa lagu soo Bandhigay 6 ka mid ahaa Maxaabiistii Khawaarijta ka carareen kuwaas oo ka mid ahaa 11 Qof shacab ahaa khawaarijtuna 2021 ka Afduubteen  Miyiga Degmada Wisil

Khawaarijta arxanka daran ee AS ayaa waxaa soo wajahay Walaac iyo walwal xooggan taasina waxay sababtay inay ka cararaan Saldhigyadoodii

 

Previous Post

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Next Post

Guddiga Ololaha Hooyo Badbaadi Hal Qoys oo booqday xarunta Hay’adda SoDMA  “SAWIRRO”

Next Post
Guddiga Ololaha Hooyo Badbaadi Hal Qoys oo booqday xarunta Hay’adda SoDMA  “SAWIRRO”

Guddiga Ololaha Hooyo Badbaadi Hal Qoys oo booqday xarunta Hay’adda SoDMA  "SAWIRRO"

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
0

Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

April 29, 2026
0

koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

April 29, 2026
0

Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In