Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda SoDMA oo deeq daawo ah gaarsiisay deegaanka Janaale “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Hay’adda SoDMA oo deeq daawo ah gaarsiisay deegaanka Janaale “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Degaanka Janaale ee hoostaga Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose waa degaan Illaahay ku manaystay Webbi,Beero wax-soosaar, dalxiis iyo khayraad kale oo muhiim ah, ayaa waxaa ka jirta haatan xaalad adag oo dhanka nolasha ah oo ay wajahayaan shacabka Janaale.

Degaankaan waxaa sameen adag ka gaystay fatahaadaha El-Niño,  waxaana inta badan magaladaas fadhiya wali biyo aad u farabadan, waxaana maanta kormeer u kuurgalidda xaladaha halkaas ku jira ku tagay Senator Xuseen Maxamed Daahir, Agaasimaha waaxda Cafimaadka SoDMA Cabdullaahi Muuse Axmed, Masuuliyiin ka kala socday machadka Cafimaadka Qaranka iyo hay’adda PAC.

Related posts

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

August 29, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

August 29, 2026

Hay’adda SoDMA oo ka Jawaabaysa xaladaha Beni’aadannimao ee ka jira degaankaan ayaa waxa ay maamulka Janaale ku wareejisay shixnad daawo ah, madaama xaalad cafimaad darro ay degaankan ka jirto., iyadoo uu deeqdaan ka mahadceliyey Guddoomiyaha Janaale Cabdiraxmaan Al-cadaala oo Masuuliyiintan soo dhaweeyey.

Previous Post

Xukuumadda FS oo soo saartay xeer lagu dhiirigelinayo dhammaan shaqaalaha Dowladda

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo kulan la qaatay Taliyaha hoggaanka Baarista dambiyada ee CID

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo kulan la qaatay Taliyaha hoggaanka Baarista dambiyada ee CID

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo kulan la qaatay Taliyaha hoggaanka Baarista dambiyada ee CID

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Abdulfatah Kasim Mohamud ayaa xalay ka qayb galay munaasabad lagu daahfuray...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In